HomeWararBoliska Kenya oo faahfaahiyey qaraxii xalay ka dhacay Nairobi.

Boliska Kenya oo faahfaahiyey qaraxii xalay ka dhacay Nairobi.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo taariikhdii ugu horeysay ka qayb gashay shirka ITF

Soomaaliya oo taariikhda ku qortay markii ugu horreysay ka qaybgalka Shirka ITF ee Jarmalka. Agaasimaha Guud Cumar Afrax: “Madasha ayaa na ku casuuntay xubin buuxda.”

Caleemo-saarka Jabuuti: Xasan Sheekh oo xoojiyay xiriirka gobolka

Xasan Sheekh oo ka qayb galay caleemo-saarka Jabuuti Jabuuti, 10...

EU iyo Soomaaliya oo xoojisay iskaashigooda istiraatiijiga

EU iyo Soomaaliya oo adkeeyay iskaashiga istiraatiijiga

Koonfur Galbeed oo si weyn u qabatay doorashadii Qof iyo Cod

Koonfur Galbeed oo si weyn u qabatay doorashadii Qof iyo Cod

President Hassan Sheikh Travels to Djibouti for President Guelleh’s Inauguration

Somali President Hassan Sheikh Mohamud arrived in Djibouti on...

Iyadoo ay Hay’addaha Ammaanka ee dalkaasi ka digeen weeraro laga yaabo inay Alshabaab geystaan xilliga loo dabaal-degayo Dhalashadda Sannadka Cusub ee 2016-ka ee Taariikhda Miilaadiyah ayaa Fiidnimaddii xalay waxa uu qarax ka dhacay mid ka mid ah Basaska ka shaqeeya magaalladda Nairobi.

Qaraxaasi oo dayaankiisa laga maqlay Xaafado ka tirsan Nairobi ayaa waxaa ka soo baxayo War ku aadan Baaritaan ay Boliska sameeyeen qaraxaasi kadib.

Wargeyska The Star ayaa qoray inay 17 qof ku dhaawacmeen qaraxaasi oo ka dhex dhacay Baska nooca ay Kenyaanka u yaqaanaan Matatu.

Taliyaha Boliska Xaafadda Buruburu ee Nairobi, Richard Kerich ayaa sheegay inuu qaraxaasi ka dhashay Bansiin caag uu ku jiray  oo uu watay mid ka mid ah Rakaabkii la socday Baskaasi.

Waxa uu intaasi ku daray inuu qofka rakaabka uu caaga dul saaray Matoorka dushiisa, taasi oo keentay markii uu caagu kululaaday inuu qarxo, waa sida uu hadalka u yiri.

bamka la dhigay kaniisaddaDhinaca kale, Boliska Kenya waxay shalay kala furfureen qarax la dhigay Kaniisadda lagu magacaabo The Kutus Catholic Church oo ku taalla Degmadda Kirinyag,  mana jirto cid loo soo qabtay falkaasi.

©Radio Dalsan               

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories