HomeWararKaniisad ku taalla Kenya oo laga helay waxyaabaha qarxa.

Kaniisad ku taalla Kenya oo laga helay waxyaabaha qarxa.

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Khubarada kala furfurta miinooyinka oo ka kala yimid Degmooyinka Nyeri iyo Embu ayaa waxay qarxiyeen miino laga dhex helay Kaniisad ku taalla Degmadda Kirinyada. Kaniisadaasi waxaa adeegsadaa Dadka aaminsan Katoolikadda oo maanta isku-soo-bax ku qabay.   Dadkii ayaa laga wada saaray Kaniisadda marka la shaaciyey inuu Bam dhex yaallo Kaniisadda. Wargeyska The Daily Nation ayaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Khubarada kala furfurta miinooyinka oo ka kala yimid Degmooyinka Nyeri iyo Embu ayaa waxay qarxiyeen miino laga dhex helay Kaniisad ku taalla Degmadda Kirinyada.

Kaniisadaasi waxaa adeegsadaa Dadka aaminsan Katoolikadda oo maanta isku-soo-bax ku qabay.

- Advertisement -

 

bam 1Dadkii ayaa laga wada saaray Kaniisadda marka la shaaciyey inuu Bam dhex yaallo Kaniisadda.

Wargeyska The Daily Nation ayaa qoray in ay miinada arkeen labo nin oo midkood ahaa Sarkaal ka tirsan Maamulka Boliska, kuwaasi oo ku dhex sugnaa Kaniisadda.

- Advertisement -

Madaxa Urur ay leeyihiin dadka aaminsan Katoolikada, Paul Njeru ayaa sheegay inay u muuqato in ay kooxo aan la aqoonin ay qaraxaasi waaberigii hore ee saakayto dhigeen Kaniisadda.

Ma cadda cidda ka dambeysay falkaasi, inkastoo ay Boliska Kenya ka digeen inay Alshabaab qaraxyo geysan doonaan marka loo dabaal-degayo sannadka cusub ee Miilaadiyadda ee 2016-ka.

bam  000

© Radio Dalsan       

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts