HomeWararMaxkamadda Sare ee Kenya oo go’aan ka soo saartay Carruurtii Soomaalida ee...

Maxkamadda Sare ee Kenya oo go’aan ka soo saartay Carruurtii Soomaalida ee laga soo masaafuriyey dalkaasi.

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Maxkamadda Sare ee dalka Kenya ayaa ku gacan-sayrtay Tallaabo ay Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Taliska Ammaanka  ku masaafuriyeen 48 carruur Soomaali ah oo Qaxooti ku ahaa dalkaasi. Hadal ka soo baxay Maxkamadda ayaa lagu sheegay inuu Go’aankaasi ahaa mid qaldanaa, isla markaana aysan jirin caddaymo muujinaya inay  Carruurtaasi wax xiriir ah la leeyihiin falalaka Argagixisadda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maxkamadda Sare ee dalka Kenya ayaa ku gacan-sayrtay Tallaabo ay Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Taliska Ammaanka  ku masaafuriyeen 48 carruur Soomaali ah oo Qaxooti ku ahaa dalkaasi.

Hadal ka soo baxay Maxkamadda ayaa lagu sheegay inuu Go’aankaasi ahaa mid qaldanaa, isla markaana aysan jirin caddaymo muujinaya inay  Carruurtaasi wax xiriir ah la leeyihiin falalaka Argagixisadda ee ka dhaca Kenya.

- Advertisement -

Garsoore Isaaq Lenaola oo ka tirsan Maxkamadda Sare ee Kenya waxa uu amray in  madhow la siiyo 48-ka carruur ee lagu celiyey Somalia, iyadoo qofkiiba la siinayo lacag dhan 50,000 oo Shillinka Kenya.

Garsooraha waxa uu Lahjad kulul ku sheegay inay Masaafurintaasi  tahay Fal Caddowtooyo oo lagu kala fogeeyey Carruurtaasi iyo Waalidiintooda.

Garooraha waxa uu tilmaamay in Lacagaha Magdhowga la siinayo oo keliya Qoysaska Carruurtaasi ee u soo dacwooday Maxkamadda Sare ee Kenya.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Wasiirka Arrimaha Gudaha Kenya, Joseph Nkaissery ayaa lagu amray inuu hubiyo sidii Carruurta la masaafuriyey ay mar kale dib ula midoobaan Waalidiintooda joogta Kenya.

© Radio Dalsan       

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts