HomeWararGabdhihii Soomaalida ee lagu la’aa Britain oo la sheegay in la helay.

Gabdhihii Soomaalida ee lagu la’aa Britain oo la sheegay in la helay.

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Hooyooyinka dhalay Gabdhahaasi ayaa xaqiijiyey in la helay  saddexdii gabadhood ee la la’aa, waxayse ka gaabsadeen inay faahfaahin dheeraad ah bixiyaan.

GADBHO UKGabdhaha maqnaa ee la helay ayaa waxaa lagu kala magacaabaa Fardowsa Xasan, Cabir Saalax iyo Axlaam Saalax.

Gabdhahaasi ayaa la sheegay inay Boliska dib ugu celiyeen Waalidiintooda oo ku nool Xaafadda Wood Green ee Waqooyiga magaalladda London.

Gabdhahan Soomaalida ee la la’aa ayaa waxay da’ooda u dhexeysaa 13 jir ilaa 16-jir.

Faahfaahin dheeraad lagama bixinin qaabka lagu helay gabdhahaasi, iyadoo ay Boliska horey u sheegeen inaysan gabdhahaasi ka ambabixin dalka Britain.

FARDOWSABoliska Scotland Yard ee dalka Britain ayaa shalay sheegay inay heleen mid ka mid ah Gabdhahaasi oo lagu magacaabo Fardowsa Xasan.

@Radio Dalsan      

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories