HomeWararDEG DEG: Gudoomiyaha Gobolka Galgaduud Oo Ku Dhaawacmay Qarax Maanta Muqdisho ka...

DEG DEG: Gudoomiyaha Gobolka Galgaduud Oo Ku Dhaawacmay Qarax Maanta Muqdisho ka Dhacay

Date:

Related stories

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Nin Kenya ah oo 26 dacwadood ku guulaystay isagoon shati qabin

Brian Mwenda Njagi ayaa Kenya caan ka noqday kadib markii lagu eedeeyay inuu qareen iska dhigay, haddana uu ku guulaystay 26 dacwadood oo isku xiga.

Madaxweyne Xasan oo Galinsoor ugu baaqay nabadda iyo xasiloonida

Madaxweyne Xasan iyo Madaxweynaha Galmudug oo Galinsoor ku soo dhoweeyay shacabka – ma xoojin doontaa xiriirka federaalka iyo maamulka?

Baydhabo: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Laftagareen Oo Isku Dhacay

Baydhabo ayaa saaka laga maqlay rasaas xooggan, kaddib markii ciidamo kala taageersan dhinacyada siyaasadda ay magaalada ku dhex dagaallameen, iyadoo xaaladda amni ay weli kacsan tahay.

Gudoomiyaha gobolka galgaduud xuseen cali wehliye cirfo ayaa la sheegayaa in uu ku dhaawacmay qarax gaari loo adeegsaday oo goor dhaweyd ka dhacay inta u dhaexeysa Hotel Makka Almukarama iyo Xarunta Immigration-ka Ee magaalada Muqdisho. waxaa hadda socda baaritaano ay wadaan ciidamadda dowladda federaalka soomaaliya. Faahfaahinta Halkan ayaad ka heli doontaan Insha Allah

- Advertisement -

Gudoomiyaha gobolka galgaduud xuseen cali wehliye cirfo ayaa la sheegayaa in uu ku dhaawacmay qarax gaari loo adeegsaday oo goor dhaweyd ka dhacay inta u dhaexeysa Hotel Makka Almukarama iyo Xarunta Immigration-ka Ee magaalada Muqdisho.

waxaa hadda socda baaritaano ay wadaan ciidamadda dowladda federaalka soomaaliya.

- Advertisement -

Faahfaahinta Halkan ayaad ka heli doontaan Insha Allah

Latest stories