HomeWararSoomali-Maraykan u hanjabay FBI-da oo la amray in lagu sii hayo Xabsiga

Soomali-Maraykan u hanjabay FBI-da oo la amray in lagu sii hayo Xabsiga

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Khalid Abdulkadir oo 19 jir ah ayaa ku sii jiri doono Xabsiga, kadib, markii uu Garsooruhu sheegay inaan weli la haynin caddaymo ku filan Eedeynta loo haystay o oahaa inuu Bartiisa Twitterkaugu hanjabay Dembi-baarayaasha Boliska Maraykanka ee FBI.

Garyaqaanka Eedeysanaha ayaa codsaday in la sii daayo Khalid Abdulkadir, isagoo sheegay inaan caddaymo loo haynin inuu isagu qoray Hanjabadaasi.

Sarkaal ka tirsan FBI-da oo lagu magacaabo Vadaym Vinetsky ayaa sheegay inay hayaan caddaymo, inkastoo Farriinta laga tirtiray Twitterka.

Sarkaalka waxa uu sheegay inay FBI-da xaqiijiyeen in Twitterka lagu hanjabay uu leedahay Khalid Abdulkadir, isla markaana ay Farriinta saarnaa Sawirkiisa iyo Telefoonkiisa Khaaska.

Digniinta Twitterka ee loogu hanjabay FBI-da ayaa timid dhowr saacadood kadib, markii Khaalid C/qaadir saaxiibkiisa Abdirizak Mohamed Warsame isbuucii hore lagu soo oogay inuu taageerao Kooxda Daacish ee ka dagaalanta dalalka Iraq iyo Syria.

 

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories