HomeWararDEG DEG: Ciidamada AMISOM oo dilay hal Askari laba kalena dhaawacay

DEG DEG: Ciidamada AMISOM oo dilay hal Askari laba kalena dhaawacay

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Gawaarida Ciidamada AMISOM ayaa goor dhaw ku jiiray Askari ka tirsan Ciidamada Dowlada Soomaaliya Duleedka Magaalada Muqdisho,Hal askari ayaa dhintay laba kalena waa ay dhaawacmen. Dadka Deegaanka Taree-Dishe ayaa Radio Dalsan u sheegay in Gaarigga Ciidamada AMISOM uu isku dayay inuu wadada kaga hormaro Gaariga ay saarnayen Ciidamada Dowlada oo ka horeeyay balse ay ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Gawaarida Ciidamada AMISOM ayaa goor dhaw ku jiiray Askari ka tirsan Ciidamada Dowlada Soomaaliya Duleedka Magaalada Muqdisho,Hal askari ayaa dhintay laba kalena waa ay dhaawacmen.

Dadka Deegaanka Taree-Dishe ayaa Radio Dalsan u sheegay in Gaarigga Ciidamada AMISOM uu isku dayay inuu wadada kaga hormaro Gaariga ay saarnayen Ciidamada Dowlada oo ka horeeyay balse ay ka tuuren mid kamid ah Askartii Dowlada Gaarigii uu saarnaa kadibna ay dul mareen.

- Advertisement -

Ciidamada Dowladda ayaa isku dayay iney la hadlan Ciidamada AMISOM Ee shilka geystay balse uma aysan istaagin.

 

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts