HomeWararShirka Wada-tashiga Qaranka oo goor dhow looga dhawaaqi doono Nidaamka Doorashadda iyo...

Shirka Wada-tashiga Qaranka oo goor dhow looga dhawaaqi doono Nidaamka Doorashadda iyo qaabka Dowladda Cusub.

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Qabanqaabadii ugu dambeysay ee Shirka Madaxda Qaranka iyo kuwa Maamul-gobaleedyadda ayaa waxa uu haatan ka socda Garoonka Afisiyoone ee magaalladda Muqdisho. Ilo muhiim ah ayaa waxay sheegayaan inay Madaxda ku dhawaaqi doonaan Natiijadda ka soo baxday Shirarkii ay maalmahan sida hoose uga dhex socday Xubnahaasi. Wararku waxay sheegayaan inuu shirku furmi doono 02:00 duhurnimo ee maanta, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Qabanqaabadii ugu dambeysay ee Shirka Madaxda Qaranka iyo kuwa Maamul-gobaleedyadda ayaa waxa uu haatan ka socda Garoonka Afisiyoone ee magaalladda Muqdisho.

Ilo muhiim ah ayaa waxay sheegayaan inay Madaxda ku dhawaaqi doonaan Natiijadda ka soo baxday Shirarkii ay maalmahan sida hoose uga dhex socday Xubnahaasi.

- Advertisement -

wada tashi 000Wararku waxay sheegayaan inuu shirku furmi doono 02:00 duhurnimo ee maanta, iyadoo ay ka soo qeyb galayaan Wakiilo ka kala socda Beesha Caalamka, gaar ahaan Dowladaha danneeya Arrimaha Somalia.

Mas’uuliyiin ku dhowdhow Madasha Shirka ayaa sheegay in aad loogu han weyn yahay in lagu sii dhaqmo Awood-qeybsiga 4.5, lana dhiso Aqalka Senedka oo Qaab Deegaan lagu soo xulayo.

wada-tashi

- Advertisement -

Wixii ka soo baxa Shirkaasi, waan idiin soo gudbin doonaa Insha Allaahu.

©Radio Dalsan        

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts