HomeWararFaahfaahinta War-murtiyeedka Golaha Wada-tashiga Qaranka

Faahfaahinta War-murtiyeedka Golaha Wada-tashiga Qaranka

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Kulankii 2-aad ee Wada-tashiga Golaha Qaranka ayaa waxaa maqribnimaddii caawa lagu soo gebagebeeyey Garoonka Diyaaradaha Muqdisho, waxaana laga so osaaray War-murtiyeed ka kooban 7 qoddob.

odawaa'Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federalka ee Xukuumadda Federalka, C/raxmaan Odawaa’ ayaa Suxufiyiinta u akhriyey Qoddobadda ay isku waafaqeen Madaxda Dowladda Federalka iyo kuwa Maamul-gobaleedyadda oo iyagu muddo 3 maalmood ah Kulamo ka lahaa Nidaamka Doorashadda iyo Dowladda cusub ee sannadka 2016-ka.

wada-tashiWar-murtiyeedka oo ka koobnaa 7 qoddob ayaa kala ahaa:-

  1. Inaan wax muddo kordhin ah loo samayn karin Hay’adaha Dowladda Federalka, marka uu dhamaado mudada Dastuuriga ah ee Hay’adaha Dowladda
  2. In la dhiso laba Aqal ee Sharci-dejinta ee Aqalka Sare iyo Aqalka Hoose, ioo qeyb ka noqonaya Doorashada ka dhici doonto sannadka 2016
  3. In habka Awood-qeysbiga lagu saleeyo Qaabka Deegaanka iyo Nidaamka Awood-qeybsiga Beelaha ee 4.5
  4. In Aqalka Sare lagu soo doorto hab Deegaan iyo in Aqalka Hoose lagu soo dhiso Nidaamka Awood-qeybsiga Beelaha ee 4.5
  5. Inay Doorashada xubnaha Labada Gole ka dhacaan Caasimadaha Maamul Goboleedyada Dalka.
  6. In tiro kuraas ah oo cayimin haweenka laga siiyo Labada Gole ee la dhisi doono, lana dhowro xuquuqda dhalinyaradda iyo Beelaha laga tirada badan yahay
  7. In bisha Janaayo 10-da ee sannadka soo socda lagu qabto shir Wada-tashi
    magaalada Kismaayo, oo looga hadlayo Faahfaahinta nidaamka Fulinta ee Doorashadda 2016-ka.

© Radio Dalsan

 

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories