HomeWararMadaxweynaha: “Deg-deg ha loo joojiyo dagaallada soo noqnoqday ee gobolka Shabeellaha Hoose’’

Madaxweynaha: “Deg-deg ha loo joojiyo dagaallada soo noqnoqday ee gobolka Shabeellaha Hoose’’

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidammada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa nasiib darro ku tilmaamey dagaallada soo noqnoqday ee ka socda qeybo ka mid ah gobolka Shabeellaha Hoose ee Koonfuurta Soomaaliya. “Soomaaliya nabad ayay u ooman tahay, mana jirto sabab shacabka dib loogu celiyo dagaal sokeeye oo micno la’aan dhiig […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidammada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa nasiib darro ku tilmaamey dagaallada soo noqnoqday ee ka socda qeybo ka mid ah gobolka Shabeellaha Hoose ee Koonfuurta Soomaaliya.

“Soomaaliya nabad ayay u ooman tahay, mana jirto sabab shacabka dib loogu celiyo dagaal sokeeye oo micno la’aan dhiig loo daadiyo. Waa in deg-deg dagaalka loo joojiyaa, qolyaha ku lug lehna ay ogaadaan in lala xisaabtamayo’’.

- Advertisement -

Madaxweynaha ayaa farey ciidammada dowladda iyo maamulka Koonfuur Galbeed Soomaaliya oo kaashanaya qeybaha kala duwan ee bulshada inay degdeg colaaddaasi u joojiyaan, khilaaf kasta oo jirana wadahadal lagu dhammeeyo.

Madaxweyna Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hadalkiisa ku soo gabagabeeyay in gobolka Shabeeellaha Hoose ay horyaallaaan hawlo adag, sida dagaalka gobolka looga sifeynayo haraaga Al Shabaab iyo adeegyada aasaasiga lagu baahiyo degaannadaasi, xilliganna aan loo baahneyn colaad shacabka dhexdiisa ah.

© Radio Dalsan                 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts