HomeWararEedeysanihii Maraykanka ee ololiyey goobtii ganacsiga ee ay dadka Soomaalida lahaayeen oo...

Eedeysanihii Maraykanka ee ololiyey goobtii ganacsiga ee ay dadka Soomaalida lahaayeen oo la qabtay.

Date:

Related stories

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Elite Gorgor Forces Complete Training in Türkiye

The Ground Forces Commander Brigadier General Sahal Abdullahi Omar...

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Eedeysane Mathew Gust ayaa la shaaciyey in gacanta lagu dhigay, kadib, markii ay Boliska baadi-goobayeen tan iyo bishan December 8-dii. Eedeysanaha oo 25 jir ayaa waxaa Waaberigii hore ee saakayto loo gudbiyey Qeybta Dembi-baarista Boliska ee Deegaanka Polk ee Gobalka Minnesota. Saraakiisha Xabsiga Polk wey xaqiijiyeen in ay gacanta ku hayaan Eedeysanaha, oo ah Dembiile […]

- Advertisement -

Eedeysane Mathew Gust ayaa la shaaciyey in gacanta lagu dhigay, kadib, markii ay Boliska baadi-goobayeen tan iyo bishan December 8-dii.

Eedeysanaha oo 25 jir ayaa waxaa Waaberigii hore ee saakayto loo gudbiyey Qeybta Dembi-baarista Boliska ee Deegaanka Polk ee Gobalka Minnesota.

- Advertisement -

Saraakiisha Xabsiga Polk wey xaqiijiyeen in ay gacanta ku hayaan Eedeysanaha, oo ah Dembiile galay  Fal-dembiyeedka Heerka Koowaad iyo inuu u adeegsaday Gaas si uu u ololiyo goobta ganacsiga ee Soomaalida.

Wargeyska The Valley News Live ayaa goor dhow shaaciyey in la qabtay Eedeysanaha, laguna soo oogi doono Fal-dembiyeed Nacayb uu u muujiyey Dad Somali, isla markaana uu dab qabadsiiyey goob ganacsi oo ku taalla Degmadda Grand Forks.

Jimcihii la soo dhaafay ayey Maxkamaddu amar ku bixisay in la soo qabto Eedeysanaha oo Muuqaalkiisa laga aqoonsaday Kamerooyinka Qarsoon ee CCTV ee ku rakiban goobta Ganacsiga ee uu gubay oo lagu magacaabo The Jubba Coffe House and Restaurant.

- Advertisement -

Milkiilayaasha leh goobtaasi ganacsiga waxay sheegeen inuu dabku khasaaro ba’an u geystay Ganacsigooda, waxayna Khasaaraha ku qiimeeyeen lacag dhan 90,000 oo Dollar.

Juba Coffee House,3

Juba Coffee House,000 Juba Coffee House, 2

Juba Coffee House,4 Juba Coffee House,5 Juba Coffee House,3

© Radio Dalsan              

Latest stories