HomeWararWar saxaafadeed : Xiriirka Soomaaliya iyo China oo 55-sano jirsaday

War saxaafadeed : Xiriirka Soomaaliya iyo China oo 55-sano jirsaday

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay ku faaneysaa inay u dabaal degto 55-sano guurada ka soo wareegatay Xiriirka Soomaaliya iyo China oo ah mid laba geesood wadaag ah oo miradhal leh . Soomaaliya iyo China waxaa ay wadaagaan xiriir taariikheed qoto dheer iyo aragti mideysa ka guul gaaridda horumarka iyo barwaaqadda oo ku dhisan xushmad wadaag […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay ku faaneysaa inay u dabaal degto 55-sano guurada ka soo wareegatay Xiriirka Soomaaliya iyo China oo ah mid laba geesood wadaag ah oo miradhal leh .

Soomaaliya iyo China waxaa ay wadaagaan xiriir taariikheed qoto dheer iyo aragti mideysa ka guul gaaridda horumarka iyo barwaaqadda oo ku dhisan xushmad wadaag iyo iskaashi hiigsi leh .

- Advertisement -

Xukuumadda Soomaaliya iyo Shacabkeeda waxaa farxad u ah taageerada joogtada ah ee China , iyo dadaalada aan dib ugu dhiseyno dalkeena. Shacabka iyo Xukuumadda Jamhuuriyadda Shacbiga China waxa ay cadeeyeen ka qeybgalkooda tooska ah iyo taageerada kala duwan ee ay u fidinayaan Soomaaliya .

Maalintani taariikhda leh , Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay la dabaal degeysaa China , hore-usocod horumar leh, waxaanu raadineynaa wax wadaagid si loo gaaro horumar joogta ah iyo iskaashi dhaqaale oo guul leh .

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts