HomeWararShisheeye la soctay dooni ka timid Somalia oo lagu qabtay Xeebaha Kenya

Shisheeye la soctay dooni ka timid Somalia oo lagu qabtay Xeebaha Kenya

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Koox ka tirsan Ilaaladda Ciiddanka Badda ee dalka Kenya  ayaa la sheegay inay habeen hore ku qabteen meel ka baxsan Xeebta Degmadda Kilifi dooni ay la socdeen 100-qof oo u kala dhalatay dalalka Kenya iyo Tanzania, kuwaasi oo Ciiddanka u sheegay inay yihiin Kalluumeysato, balse  doonida lagama helin  Qalabka lagu kalluumeysto iyo Kalluunkii ay soo […]

- Advertisement -

Koox ka tirsan Ilaaladda Ciiddanka Badda ee dalka Kenya  ayaa la sheegay inay habeen hore ku qabteen meel ka baxsan Xeebta Degmadda Kilifi dooni ay la socdeen 100-qof oo u kala dhalatay dalalka Kenya iyo Tanzania, kuwaasi oo Ciiddanka u sheegay inay yihiin Kalluumeysato, balse  doonida lagama helin  Qalabka lagu kalluumeysto iyo Kalluunkii ay soo jillaabteen.

Dadkaasi ayaa la sheegay inay 80 u dhasheen dalka Tanzania, halka 26 kalena yihiin Kenyan ayaa lagu wareejiyey Boliska, waxaana lagu kala xiray dhowr Xaruun oo ku kala yaalla magaalladda Mombasa iyo Degmadda Kilifi.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Sarkaal maanta u hadlay Boliska Kenya ayaa sheegay in dadkaasi looga shakisan yahay inay ka tirsan yihiin Alshabaab, lagana yaabo inay ka yimaadeen Somalia.

© Radio Dalsan 

Latest stories