HomeWararDowladaha Talyaaniga iyo Ethiopia oo ka wada hadlay Xaalladda Ammaanka ee Somalia.

Dowladaha Talyaaniga iyo Ethiopia oo ka wada hadlay Xaalladda Ammaanka ee Somalia.

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Wasiir-ku-xigeenka Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ee dalka Talyaaniga, Mario Giro ayaa booqasho ku jooga caasimadda dalka Ethiopia ee Addis Abeba, isagoo kulamo la yeelanayo Madaxda dalkaasi. Mas’uulkaasi waxa uu Kulan Khaas ah la yeeshay Wasiiru-dowlaha Arrimaha Diibedda ee Ethiopia, Taye Atskeselasi, waxayna ka wada hadleen Xiriirka Labada Waddan, Arrimaha socdaalka, Ammaanka Somalia iyo guud […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiir-ku-xigeenka Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ee dalka Talyaaniga, Mario Giro ayaa booqasho ku jooga caasimadda dalka Ethiopia ee Addis Abeba, isagoo kulamo la yeelanayo Madaxda dalkaasi.

Mas’uulkaasi waxa uu Kulan Khaas ah la yeeshay Wasiiru-dowlaha Arrimaha Diibedda ee Ethiopia, Taye Atskeselasi, waxayna ka wada hadleen Xiriirka Labada Waddan, Arrimaha socdaalka, Ammaanka Somalia iyo guud ahaan Geeska Afrika.

- Advertisement -

Labada Mas’uul waxay ka wada hadleen xaalladda Nololeed ee Qaxootiga ku sugan Xerooyinka ku yaalla gudaha dalka Ethiopia.

Dhinaca kale, Wasiiru-dowlaha Arrimaha Diibedda ee Ethiopia, Taye Ataskeselasi ayaa sheegay inay ka walaacsan yihiin xaalladda Qaxootiga ku sugan Ethiopia, wuxuuna tilmaamay in ka badan 700,000 oo Qaxooti u kala dhashay Somalia, Koonfurta Suudaan iyo Eritrea ay ku nool yihiin Xerooyinka Qaxootiga ee Ethiopia.

Hay’adda QM ugu qaabilsan Arrimaha Qaxootiga ee UNHCR ayaa ka mas’uul ah Daryeelka Qaxootigaas.

- Advertisement -

 

© Radio Dalsan                              

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts