HomeWararDEG DEG: Diyaarada Turkish Airline oo Joojisay Maanta Duulimaadyada Muqdisho

DEG DEG: Diyaarada Turkish Airline oo Joojisay Maanta Duulimaadyada Muqdisho

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

Ila Wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa u xaqiijiyay Radio Dalsan in Diyaarada Turkish Airline ay joojisay Duulimaadyadii Muqdisho ay ku imaan lahayd kadib markii Ciidamada AMISOM ay xalay ka hortagen Weerar Al Shabab ay ku qaadi lahayen Garoonka Aden Cadde. #BREAKING#Somalia@TurkishAirlines suspends flights to #Mogadishu over last night´s Mogadishu airport Attack . — Radio Dalsan […]

- Advertisement -

Ila Wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa u xaqiijiyay Radio Dalsan in Diyaarada Turkish Airline ay joojisay Duulimaadyadii Muqdisho ay ku imaan lahayd kadib markii Ciidamada AMISOM ay xalay ka hortagen Weerar Al Shabab ay ku qaadi lahayen Garoonka Aden Cadde.

Ila wareedyo kale ayaa Dalsan u sheegay in Ciidamada AMISOM ay xalay fiidkii ka hortagen Weerar Culus oo lala damacsanaa in lagu qaado Garoonka Aden Cadde Ee Muqdisho.

- Advertisement -

Latest stories