HomeWararDagaal Xoogan oo weli ka socda Magaalada Beledweyn

Dagaal Xoogan oo weli ka socda Magaalada Beledweyn

Date:

Related stories

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Wararka ka imaanaya Magaalada Beledweyn Ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Weli Dagaal xoogan uu ka socdo Magaalada. Qaar kamid ah dadka deegaanka ayaa Radio Dalsan u sheegay in Magaalada weli laga maqlayo Rasaas Xoogan. Dagaalka ayaa u dhaxeeya Laba Maleeshiyo beeled waxa uuna ka bilaawday Dil Magaalada loogu geystay Sarkaal u shaqeyn jiray […]

- Advertisement -

Wararka ka imaanaya Magaalada Beledweyn Ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Weli Dagaal xoogan uu ka socdo Magaalada.

Qaar kamid ah dadka deegaanka ayaa Radio Dalsan u sheegay in Magaalada weli laga maqlayo Rasaas Xoogan.

- Advertisement -

Dagaalka ayaa u dhaxeeya Laba Maleeshiyo beeled waxa uuna ka bilaawday Dil Magaalada loogu geystay Sarkaal u shaqeyn jiray Qaramada Midoobay.

Latest stories