HomeWararDagaalyahanno shisheeye oo ka tirsan Daacish oo ku sugan Puntland.

Dagaalyahanno shisheeye oo ka tirsan Daacish oo ku sugan Puntland.

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Shabakadda Wararka ee Hespress.com ee laga leeyahay dalka Boqortooyadda Moroko ayaa shaacisay inay Dagaalyahanno Ajaaniib ah oo ka tirsan Kooxda Daacish ku biireen  Madaxa Daacish ee Buuraha Galgala, Sheekh C/qaadir Muumin.

Hoggaamiyahaasi oo ka go’ay Xarakadda Alshabaab waxa uu bishii October ee la soo dhaafay shaaciyey inuu ku biiray Kooxda isku magacowda Dowladda Islaamka ee Daacish oo uu hoggaamiyo Ibrahim Bin Cawad oo loo yaqaano Sheekh Abu Bakar Albaqdaadi.

Muuqaal Video oo uu Sheekh C/qaadir Muumin soo saaray ayuu ku sheegay inay ku biireen Daacish isaga iyo 100-dagaalyahan, kuwaasi oo ku sugan qeybo ka tirsan Puntland, gaar ahaan Buuraha Galgala.

Dagaalyahanno Ajaaniib ah ee la sheegay inay ka goosteen Xarakadda Alshabaab ayaa ku biiray Dagaalamayaasha Daacish ee ku sugan Puntland, waxaana Dagaalyahanadaasi ku jira kuwa u dhashay dalka Morroko, sida ay xaqiijiyeen Warbaahinta dalka Moroko.

© Radio Dalsan

Xigasho: HESPRESS.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories