HomeWararWiil uu dhalay Kolonel Qadaafi oo lagu afduubtay Lubnaan oo la sii...

Wiil uu dhalay Kolonel Qadaafi oo lagu afduubtay Lubnaan oo la sii daayey.

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Wiilkaasi oo lagu magacaabo Xanibal Mucamar Alqadaafi ayaa la sheegay inay afduubteen kooxo hubeysan oo codsanayo inuu warbixin ka keeno Iimaam Shiico oo lagu magacaabo Iimaam Muusa Alsadar, kaasi oo sannadkii 1978-kii lagu qabtay caasimadda dalka Libya ee Tripoli.. Xanibal Qadaafi ayaa ka soo muuqday Telefishinka Aljadiid, wuxuuna ku baaqay ciddii warbixin ka haysta Iimaam […]

- Advertisement -

Wiilkaasi oo lagu magacaabo Xanibal Mucamar Alqadaafi ayaa la sheegay inay afduubteen kooxo hubeysan oo codsanayo inuu warbixin ka keeno Iimaam Shiico oo lagu magacaabo Iimaam Muusa Alsadar, kaasi oo sannadkii 1978-kii lagu qabtay caasimadda dalka Libya ee Tripoli..

HANIBAL QADAFI 3Xanibal Qadaafi ayaa ka soo muuqday Telefishinka Aljadiid, wuxuuna ku baaqay ciddii warbixin ka haysta Iimaam Muusa Alsadar inay u soo gudbiyaan.

- Advertisement -

Xanibal Qadaafi waxaa muuqaalkiisa ka muuqday inay Dableyda ka garaacday Wejigiisa o oay ka muuqdeen dhaawacyo madow, balse waxa uu sheegay inuu aad u caafimaad qabo, isla markaana faraxsan yahay.

Wakaalladda Wararka ee AP ayaa goor sheegtay in kooxihii haystay Xanibal ku sii daayeen Degmadda Baacal-bekh, wuxuuna ku laabtay caasimadda dalkaasi ee Beyruut.

Xanibal Qadaafi waxa u dhaxda Haweeney u dhalatay dalka Lubnaan.

- Advertisement -

© Radio Dalsan            

 

 

Latest stories