HomeWararWafdi ka socda Masar oo la kulmay Madaxweyne Xasan Sheekh.

Wafdi ka socda Masar oo la kulmay Madaxweyne Xasan Sheekh.

Date:

Related stories

President Hassan Sheikh Travels to Djibouti for President Guelleh’s Inauguration

Somali President Hassan Sheikh Mohamud arrived in Djibouti on...

Somalia Faces 40% Drop in Imports and Rising Inflation, Cabinet Responds

Somalia’s federal cabinet today approved new security regulations and...

Soomaaliya iyo Burkina Faso oo iska kaashanaya amniga

Fartaag oo Burkina Faso kula wadatay argagixisada Ouagadougou, – Wasiirka Amniga...

Somalia’s Office of Attorney General Presses Charges on Saadiya Bajaj

The Office of the Attorney General of Somalia announced...

Deni oo tababar hubka culus u furay dagaalka Argagixisada

Puntland: Madaxweyne Deni oo tababar hubka culus iyo hoggaaminta u furay duufacdii 6-aad ee PMPF. “Waxaan kalsooni qabaa in ay difaaci doonaan dadka.” Akhri maqaalka

Wafdi uu hoggaaminayo Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibedda ee dalka Masar ugu qaabilsan Arrimaha Qaaradda Afrika, Ambassador Maxamed Idiris ayaa booqasho ku yimid magaalladda Muqdisho, isagoo ka qeyb galay Shirweynihii Caalamiga ee looga hadlayey Mustaqbalka Somalia iyo Hiigsiga 2016-ka.

AMBASSADOR MOHAMED IDRISKaaliyaha waxa uu Kulan Khaas ah la yeeshay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, waxayna ka wada hadleen Xiriirka Labada dal, Taageeradda Dowladda Masar ee Dib-u-dhiska Hay’addaha Dowladda, Doorka Masar ee Mustaqbalka Somalia, Ammaanka Geeska Afrika iyo Qorshaha ay Dowladda Masar ku doonayso Xubinnimadda Golaha Ammaanka ee QM, si ay Wakiil uga noqoto dhamaan Shucuubta ku nool Qaaradda Afrika.

Wafdiga uu hoggaaminayey Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibedda ee dalka Masar ugu qaabilsan Arrimaha Qaaradda Afrika, Ambassador Maxamed Idiris waxaa ka mid ahaa Danjiraha Masar u jooga Somalia, Ambassador Walid Ismail.

© Radio Dalsan                    

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories