HomeWararHoggaamiyaha Daacish oo la sheegay inuu u baxsaday dalka Libya.

Hoggaamiyaha Daacish oo la sheegay inuu u baxsaday dalka Libya.

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Abu Bakar Albaqdaadi ayaa la sheegay inuu ku sugan yahay magaalladda Sirta ee dalka Libya, kadib, markii uu si dirqi leh kaga baxsaday duqeyn ay Diyaaradaha Dagaalka Iraq  kula beegsadeen gudaha dalka Iraq. Wakaalladda Wararka Iran ee FARS ayaa sheegtay in Hoggaamiyaha Daacish lagu daaweeyey Turkiga, kadib, markii ay bishii October ee sannadkan dhaawacyo ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Abu Bakar Albaqdaadi ayaa la sheegay inuu ku sugan yahay magaalladda Sirta ee dalka Libya, kadib, markii uu si dirqi leh kaga baxsaday duqeyn ay Diyaaradaha Dagaalka Iraq  kula beegsadeen gudaha dalka Iraq.

albaqdaadi 3Wakaalladda Wararka Iran ee FARS ayaa sheegtay in Hoggaamiyaha Daacish lagu daaweeyey Turkiga, kadib, markii ay bishii October ee sannadkan dhaawacyo ka soo gaareen duqeytaasi.

- Advertisement -

Abu Bakar Albaqdaadi ayaa u sii gudbay dalka Libya, si uu uga badbaado duqeymaha xooggan ee lagu hayo Syria.

Wakaalladda waxay ka soo xigatay Ilo ku sugan Libya inay sheegeen inuu qof kasta Albaqdaadi ka baadi-goobayo Iraq iyo Syria, balse ay jirin dad rumeysan kara inuu haatan ku sugan yahay magaalladda Sirta ee Lubya.

albaqdaadi 2

- Advertisement -

albaqdaadi4

© Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts