HomeWararHaween Kenyan iyo Tanzanian lala xiriirinayo Alshabaab oo lagu maxkamadeynayo Mombasa.

Haween Kenyan iyo Tanzanian lala xiriirinayo Alshabaab oo lagu maxkamadeynayo Mombasa.

Date:

Related stories

Somalia Trains First Government Cybersecurity Cohort

The National Communications Authority (NCA) has completed its first...

Golaha Shacabka oo dhaariyey Wasiirka Warfaafinta cusub

Soomaaliya: Golaha Shacabka oo dhaariyey Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Cabdifitaax Qaasim.

HIQ oo xiray tababarkii shahaadooyinka amniga saaybarka

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo soo gebagebeysay tababarkii shahaadooyinka amniga saaybarka.

Soomaaliya oo taariikhdii ugu horeysay ka qayb gashay shirka ITF

Soomaaliya oo taariikhda ku qortay markii ugu horreysay ka qaybgalka Shirka ITF ee Jarmalka. Agaasimaha Guud Cumar Afrax: “Madasha ayaa na ku casuuntay xubin buuxda.”

Caleemo-saarka Jabuuti: Xasan Sheekh oo xoojiyay xiriirka gobolka

Xasan Sheekh oo ka qayb galay caleemo-saarka Jabuuti Jabuuti, 10...

Maxkamadda Sare ee magaalladda Mombasa ee dalka Kenya waxaa maanta la soo taagayaa Afar Haween oo lala xiriirinayo Alshabaab, kuwaasi oo la soo qabtay iyagoo qorsheynayey inay ka gudbaan Xuduudka Kenya la wadaagto dalkeenna.

Saddex ka mid ah Haweenkaasi oo u dhashay dalka Kenya ayaa lagu kala magacaabaa Maryam Saciid Cabuud, Khadiija C/qaadir Abuubakar iyo Xaliimo Aadan Cali, iyadoo Haweeneyda u dhalatay dalka Tanzania ayaa lagu magacaabaa Umul-kheyr Saadir Cabdalla.

Dacwadaha cusub ee lagu eedeynayo ayaa ah inay abaabulayeen Shirar lagu taageero Hawlgalka Alshabaab iyo inay Kenya ka abuurayeen falal loogu yeeray Argagixiso.

Afarta Haween ayaa la sheegay inay bishii Marso 26-dii e esannadkan qabanqaabiyeen Kulan ka dhacay Nairobi, oo ay ku qorsheynayeen sidii ay ugu gudbi lahaayeen Somalia, si ay u taageeraan Alshabaab

Si kastaba ha ahaatee, Dacwadda maanta ayaa ah markii saddexaad ee la soo maxkamadeeyo, waxayna haweenkaasi xabsiga ku jiraan muddo 8 bilood ah tan iyo markii lagu qabtay Xuduudka Ceel-waaq iyo Mandheera bishii Maarso 26-dii ee sannadkan.

gabdho 0000 gabdho 01 gabdho 2 gabdho 1

© Radio Dalsan        

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories