HomeWararXildhibaanadda Barlamaanka Dowlad-gobaleedka K/galbeed oo maanta la dhaariyey.

Xildhibaanadda Barlamaanka Dowlad-gobaleedka K/galbeed oo maanta la dhaariyey.

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Maamulka K/galbeed Somalia oo la qotomiyey muddo haatan laga joogo in ka badan hal sanno ayaa waxaa maanta markii ugu horreysay la dhaariyey 89 xubnood oo ka mid noqonayo Xildhibaanadda Maamulkaasi. Xaflad si heer sare loo soo agaasimay ayaana lagu qabtay Xarunta Madaxtooyadda Dowlad-gobaleedka K/galbeed ee magaalladda Baydhabo. Madaxweynaha Maamulkaasi, Shariif Xasan Sheekh Aadan, Ergo […]

- Advertisement -

Maamulka K/galbeed Somalia oo la qotomiyey muddo haatan laga joogo in ka badan hal sanno ayaa waxaa maanta markii ugu horreysay la dhaariyey 89 xubnood oo ka mid noqonayo Xildhibaanadda Maamulkaasi.

Xaflad si heer sare loo soo agaasimay ayaana lagu qabtay Xarunta Madaxtooyadda Dowlad-gobaleedka K/galbeed ee magaalladda Baydhabo.

- Advertisement -

Madaxweynaha Maamulkaasi, Shariif Xasan Sheekh Aadan, Ergo ka socota Dowladda Federalka iyo Urur-gobaleedka IGAD ayaana goob-joog ka ahaa munaasabadda lagu dhaarinayey Xildhibaanadaasi.

Odayaasha Dhaqanka ee Beelaha wada deggan Goballadda Bay, Bakool iyo Sh/hoose ayaana soo xulay Xildhibaanadda, inkastoo ay weli jiraan Beelo aan xubno ku lahayn Barlamaanka cusub.

Si kastaba ha ahaatee, Barlamaanka cusub ee K/galbeed ayaa waxa uu xilli-hawleedkiisa ku ekaan doonaa dabayaaqadda sannadka 2019-ka.

- Advertisement -

BAY 3 BAY 2 BAY 1

© Radio Dalsan      

Latest stories