HomeWararRug Ganacsi oo ay Soomaalidu ku leeyihiin Maraykanka oo la gubay.

Rug Ganacsi oo ay Soomaalidu ku leeyihiin Maraykanka oo la gubay.

Date:

Related stories

Wasiirrada Xamsa oo Shaashad Lagu Kala Sarreysiiyay

Xamsa Cabdi Barre oo wasiirrada Xukuumadda DanQaran ku sameeyay qiimeyn waxqabad iyo isla xisaabtan.

Hindisaha ABUUR oo La Daah-furay, Ardayda Soomaaliyeedna Fursad Cusub

Xasan Sheekh oo daah-furay sannad-tacliimeedka 2026/2027, isagoo sidoo kale bilaabay Hindisaha ABUUR ee hal-abuurka ardayda.

Xasan Sheekh iyo Al-Issa oo Arrimo Xasaasi ah Ka Wada Hadlay

Xasan Sheekh oo Muqdisho ku qaabilay Al-Issa, iyagoo ka wada hadlay diinta, nabadda iyo iskaashiga Soomaaliya.

Waaberigii hore ee saakayto, kooxo aan la aqoonin ayaa waxay Calaamadda Naasigii Hitler ku buufiyeen Baar ay Soomaalida ku leeyihiin magaalladda Grand Forks ee Gobalka North Dakota ee dalka Maraykanka. Dabku waxa u ukhasaaro xooggan u geystay Baarkaasi oo caan ah, laguna magacaabo Jubba Coffee House. Kooxaha dab-damiska ayaa ku guuleystay inau muddo 20-daqiiqo damiyaan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

jubba coffe and RestaurantWaaberigii hore ee saakayto, kooxo aan la aqoonin ayaa waxay Calaamadda Naasigii Hitler ku buufiyeen Baar ay Soomaalida ku leeyihiin magaalladda Grand Forks ee Gobalka North Dakota ee dalka Maraykanka.

Dabku waxa u ukhasaaro xooggan u geystay Baarkaasi oo caan ah, laguna magacaabo Jubba Coffee House.

- Advertisement -

Kooxaha dab-damiska ayaa ku guuleystay inau muddo 20-daqiiqo damiyaan dabkaasi, mana jiraan dad ay waxyeello ka so ogaareen dabkaasi.

Boliska magaalladda Grand Forks ayaa sheegay inay baarayaan dhacdadaasi, waxayna Dembi Nacayb ah ku tilmaameen Calaamadda Naasiyiinta ee lagu buufiyey derbiyadda Baarkaasi.

Waxaa kaloo loo buufiyey Oraah ahayd:  “Go Home” oo la micno ah “Aada Gurigiina”

- Advertisement -

Dhinaca kale, Khasaaraha uu dabkaasi geystay ayaa lagu qiimeeyey ku-dhawaad 90,000 oo Dollar.

Waa Dabkii Labaad ee goobaha Ganacsiga Soomaalida ku leeyihiin magaalladda  Grand Forks  loo geysto dhowrkii maalmood ee la soo dhaafay.

grand forks 3 jubba coffe and Restaurant grand forks 1 grand forks 0000

© Radio Dalsan        

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts