HomeWararSouth Afrika oo xabsi nus qarni ah ku riday Muwaadin Somali dilay...

South Afrika oo xabsi nus qarni ah ku riday Muwaadin Somali dilay Somali kale.

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Maxkamadda Sare ee magaalladda Johanesburg ee dalka Koonfurta Afrika, waxaa la soo taagay Muwaadin Somali ah oo ku eedeysan inuu dilay Nin kale oo Somali ah.

Afhayeenka Boliska, Xoli Mbele ayaa sheegay inay Maxkamadda bishan December 6-diii ku xukuntay  Gacan-ku-dhiigle Yoonis Yuusuf Maxamed xabsi 50-sanno ah, kadib, markii lagu helay inuu dilay Marxuum la oran jirey Ilyaas Maxamed C/maalik.

Gacan-ku-dhiiglaha ayaa la sheegay inuu bishan December 3-dii ku dilay Marxuumkaasi deegaanka loo yaqaano Mayfair, kadib, markii uu muran ku dhex maray goob lagu ciyaaro Bilyaardiga.

Afhayeenka waxa uu sheegay inay dadka Deegaanka gacan ka geysteen sidii loo soo qaban lahaa Gacan-ku-dhiiglaha oo baxsaday.

Dhinaca kale, Bistooladda uu gacan-ku-dhiiglaha dilka ku geystay ayaa la sheegay inuu ka soo xaday Deegaanka Edenvale bishii November 10-dii ee sannadkii hore.

 

jb 1

JB Court

© Radio Dalsan 

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories