HomeWararDEG DEG: Rag hubeysan oo Weeraray Xarunta Xawaalada Hodan Ee Suuqa Bakaaraha

DEG DEG: Rag hubeysan oo Weeraray Xarunta Xawaalada Hodan Ee Suuqa Bakaaraha

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Ila Wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa u sheegay Radio Dalsan in Rag hubeysan oo ku soo labistay Dareeska Ciidamada Dowlada iney isku dayen iney Xoog ku galaan Qeybta Lacagaha Ee Xawaalada Hodan Money Transfer. Ciidamada Ilaalada Xawaalada ayaa rasaas isku dayay iney ku celiyan Askartaasi balse isku dhac ayaa halkasi ka dhashay.

- Advertisement -

Ila Wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa u sheegay Radio Dalsan in Rag hubeysan oo ku soo labistay Dareeska Ciidamada Dowlada iney isku dayen iney Xoog ku galaan Qeybta Lacagaha Ee Xawaalada Hodan Money Transfer.

Ciidamada Ilaalada Xawaalada ayaa rasaas isku dayay iney ku celiyan Askartaasi balse isku dhac ayaa halkasi ka dhashay.

Latest stories