HomeWarar(WAR DEGDEG AH): Wiilka Soomaaliga ee geystay Weerarkii London oo la soo...

(WAR DEGDEG AH): Wiilka Soomaaliga ee geystay Weerarkii London oo la soo taagay Maxkamad.

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Muxiyaddiin Mire oo  ah Ninkii dhawaan dadka ku dooxay Bosteejadda  Tareenadda dhulka hoostooda mara ee magaalladda London  ayaa maanta la soo taagay Maxkamadda Westminier Magistrates’ Court ee magaalladda London, isagoo lagu soo oogay isku-day dil. Muxiyaddiin Mire oo 29 jir ah, deggan Samsom Road, Bariga London ayaa lagu soo oogay inuu dili lahaa nin 56-jir […]

- Advertisement -

Muxiyaddiin Mire oo  ah Ninkii dhawaan dadka ku dooxay Bosteejadda  Tareenadda dhulka hoostooda mara ee magaalladda London  ayaa maanta la soo taagay Maxkamadda Westminier Magistrates’ Court ee magaalladda London, isagoo lagu soo oogay isku-day dil.

sawir-gacmeedka Muhyadin MireMuxiyaddiin Mire oo 29 jir ah, deggan Samsom Road, Bariga London ayaa lagu soo oogay inuu dili lahaa nin 56-jir ahaa, kadib, markii uu Tooreey ku dhaawacay.

- Advertisement -

PAY-David-PethersEedeysanaha waxaa Maxkamadda lagu keenay Gaariga Xabsiga, iyadoo aad loo adkeeyey ammaanka.

GAADIIDKA XABSIGAWaxa uu habeenkii Sabtida, abaarihii 07:00 Fiidnimo weerar ka geystay Bosteejadda laga raaco Tareenadda dhulka hoostooda mara ee Leytonstone Underground, wuxuuna tooreey ku dhaawacay ilaa 3 qof oo uu ugu darnaa Dhibane 56-jir ah, kaasi oo Tooreyda kaga dhuftay meel u dhow cunaha.

Waxay mindidu dilaacisay 12-cm, iyadoo Dhibanaha muddo 5 saacadood lagu hawlanaa sidii loo toil lahaa halka laga dooxay.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Boliska Gaadiidka British ee BTP ayaa sheegay inay Saraakiil dheeraad ah dhigeen goobaha laga raaco Gadaiidka, si aysan u dhicin shilal kale.

Eeyda Boliska ayaana la sheegay in loo adeegsan doono dhowrista ammaanka Bulshadda iyo in laga hortago cabsi kasta oo la filan karo.

MUXYADDIIN 1

© Radio Dalsan

Latest stories