HomeWararDowladda oo damaanad-qaaday Daryeelka carruurtii ay ka geeriyootay Weriye ka tirsanayd Warbaahinta...

Dowladda oo damaanad-qaaday Daryeelka carruurtii ay ka geeriyootay Weriye ka tirsanayd Warbaahinta Qaranka.

Date:

Related stories

Deni Faces Criticism Over Somaliland Secession Push

Somalia’s Interior Minister Ali Yusuf Ali (Xoosh) on Tuesday...

Somalia nears completion of new Danab base amid anti-Al-Shabaab push

Somalia’s military says a new base for the elite...

Dowladda Federaalka oo Farriin Adag ka Dirtay Midnimada Soomaaliya

Dowladda Federaalka oo Farriin Adag ka Dirtay Midnimada Soomaaliya Muqdisho...

Bayaan ka Soo Baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Bayaan ka Soo Baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya. Muqdisho | 18...

Cabinet clears reform agenda ahead of planned elections

Somalia’s cabinet has endorsed a new roadmap to implement...

Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan Dowladda Federalka ayaa waxay maanta booqdeen guriga ay deggan yihiin carruurtii ay dhashay Marxuumad Hindiya Xaaji Maxamed oo ka mid ahayd Weriyayaasha Radio Muqdisho iyo SNTV, taasi oo isbuucii hore lagu dilay qarax miino.

Wasiirka Warfaafinta ee Xukuumadda Federalka, Maxamed Cabdi Xayir “Maareeye” oo horkacayey Mas’uuliyiintaasi ayaa ka tacsideeyey geeridii Weriye Hindiya, wuxuuna xusay inay Dowladda gacan ka geysan doonto Daryeelka Carruurtaasi.

“Dowladda, waxay carriuurta siinaysaa Daryeel Qaran ilaa ay ka qaan-gaarayaan, waxaana kafaala qaadaynaa noloshooda” ayuu yiri Maareeye oo u tacsideeyey Hooyadda dhashay Marxuumad Hindiya, oo haatan gacanta ku haysa carruurtaasi.

hindiyaAllaha U Naxariistee, Hindiya Xaaji Maxamed waxay u dhixi jirey Marxuum Liibaan Cali Nuur oo ahaa Weriye u shaqeyn jirey Warbaahinta Qaranka, kaasi oo  isaga iyo Weriyayaal kale lagu dilay qarax ka dhacay Muqdisho bishii September ee sannadkii 2009-kii.

© Radio Dalsan

 

 

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories