HomeWararDEG DEG: Ciidamada Dowlada iyo Dad Shacab ah oo isku dhacay Magaalada...

DEG DEG: Ciidamada Dowlada iyo Dad Shacab ah oo isku dhacay Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Somaliland President Irro Set for Official Visit to Israel

Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Irro, is...

President Mohamud: Opposition lacks political vision since 2023

Somali President Hasan Sheikh Mohamud said opposition groups have...

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka Cammaan, Urdun...

Three Officers Wounded as Al-Shabaab Strikes Elite SOG Base in Mandera

Three police officers sustained injuries when suspected Al-Shabaab fighters attacked a Special Operations Group (SOG) camp in Fino, located in Lafey Sub-County, Mandera County, on Friday night.

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.
- Advertisement -

Wararka aan ka heleyno  isgoyska Sanca Ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya iney isku dhaceen Ciidamada Dowlada Soomaaliya iyo dad shacab ah oo sheeganaya Dhismo ay hore u bixisay Maxkaamad.

Rasaas nool nool ayay adeegsanayan Ciidamada Dowlada halka shacqabkana ay isticmaalayan Maqaro iyo Dhagax,waxa ayna guben Taayaro.

- Advertisement -

Wariye ka tirsan Radio Dalsan ayaa soo sheegaya in Weli xiisad xoogan ay ka taagan tahay isgoyska Sanca.

Latest stories