HomeWararGuddoomiyihii Cadan ee dalka Yemen oo lagu dilay Fal Is-miidaamin ah.

Guddoomiyihii Cadan ee dalka Yemen oo lagu dilay Fal Is-miidaamin ah.

Date:

Related stories

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Nin Kenya ah oo 26 dacwadood ku guulaystay isagoon shati qabin

Brian Mwenda Njagi ayaa Kenya caan ka noqday kadib markii lagu eedeeyay inuu qareen iska dhigay, haddana uu ku guulaystay 26 dacwadood oo isku xiga.

Madaxweyne Xasan oo Galinsoor ugu baaqay nabadda iyo xasiloonida

Madaxweyne Xasan iyo Madaxweynaha Galmudug oo Galinsoor ku soo dhoweeyay shacabka – ma xoojin doontaa xiriirka federaalka iyo maamulka?

Baydhabo: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Laftagareen Oo Isku Dhacay

Baydhabo ayaa saaka laga maqlay rasaas xooggan, kaddib markii ciidamo kala taageersan dhinacyada siyaasadda ay magaalada ku dhex dagaallameen, iyadoo xaaladda amni ay weli kacsan tahay.

Jeneral Jacfar Maxamed Sacad iyo 6 ka mid ah Ilaaladiisa ayaa saakayto lagu dilay  Degmadda Altawaahi oo ku taalla magaalladda Cadan, kadib, markii lala soo beegsaday gaari laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa. Qaraxa ayaa lala beegsaday gaarigiisa xilli uu ka soo baxay gurigiisa, kuna sii jeeday Xafiiskiisa, wuxuuna Jeneraalka kaalin ka qaatay sidii Maleeshiyadda Xuutiyiinta […]

- Advertisement -

Jeneral Jacfar Maxamed Sacad iyo 6 ka mid ah Ilaaladiisa ayaa saakayto lagu dilay  Degmadda Altawaahi oo ku taalla magaalladda Cadan, kadib, markii lala soo beegsaday gaari laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa.

Qaraxa ayaa lala beegsaday gaarigiisa xilli uu ka soo baxay gurigiisa, kuna sii jeeday Xafiiskiisa, wuxuuna Jeneraalka kaalin ka qaatay sidii Maleeshiyadda Xuutiyiinta looga saari lahaa magaalladda Cadan iyo Degaano kale.

- Advertisement -

Madaxweyne C/rabbu Haadi Mansuur ayaa la sheegay inuu la wareeay Hoggaaminta Amniga, kadib, markii la dilay Jeneraalkaasi.

Dhinaca kale, Wada-xaajoodkii Nabadda ee Dowladda Yeman iyo Maleeshiyadda Xuutiyiinta ayaa la iclaamiyey inuu furmi doono bishan December 15-da.

Dagaalka Yeman waxaa ku geeriyootay in ka badan 5,700 oo qof.

- Advertisement -

Major General Jafar Mohammed Saad qarax cadan 2 qarax cadan 1 jacfar

© Radio Dalsan

Latest stories