HomeWarar(WAR DEGDEG AH): Sarkaal la sheegay inuu Alshabaab ka iibiyey Labiska Askarta...

(WAR DEGDEG AH): Sarkaal la sheegay inuu Alshabaab ka iibiyey Labiska Askarta AMISOM oo lagu qabtay Muqdisho

Date:

Related stories

Arab League slams Somaliland office opening in Jerusalem

Arab League Secretary-General Ahmed Aboul Gheit has condemned the...

Commander ousted after reported refusal to deploy troops

- Somali President Hassan Sheikh Mohamud has removed the...

Pirate attacks on two commercial ships thwarted off Somalia

Armed pirates attacked two commercial vessels in separate incidents...

Race intensifies for Somalia Lower House speaker post

Competition is intensifying for the position of Speaker of...
- Advertisement -

Ciiddan ka tirsan Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Soomaaliyeed ee NISA ayaa waxay barqanimaddii maanta Hawlgal ka fuliyeen Xero ku taalla agagaarka Xaruntii hore ee Taliska Ciiddanka Badda ee Mariino ee Degmadda Kaaraan.

Sida ay Dalsan u sheegen Ila Wareedyo Diiday in la xuso Magacyadooda waxa ay Ciiddanka Gaashan oo aad u hubeysan ay xiren dhamaan Aagaasi, waxaana halkaasi lagu qabtay sida ay sheegen dhowr qof oo la sheegay inuu ku jiray Sarkaal ka tirsan Ciiddanka Dowladda, kaasi oo lala xiriirinayo  inuu Alshabaab ka iibiyo Labiska Ciiddanka AMISOM.

- Advertisement -

Ciiddanka NISA ayaa laga war dhowrayaa inay Saxaafadda u soo gudbiyaan Faahfaahinta Hawlgalkaasi oo ahaa mid aad looga baaraan-degay inaysan waxyeello ka dhicin.

Xaalladda goobta laga fuliyey Hawlgalka ayaa haatan caadi ku soo noqotay, iyadoo ay dadka iyo gaadiidka caadi u marayaan Isgoyska Marina ee Degmadda Kaaraan.

© Radio Dalsan

- Advertisement -

 

Latest stories