HomeWararSomali lagu xiray Gobalka Balambala ee Kenya.

Somali lagu xiray Gobalka Balambala ee Kenya.

Date:

Related stories

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Dowladda iyo Mucaaradka oo isku afgartay wadahadal

Dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sii wado wadahallada ku saabsan hannaanka doorashooyinka, iyadoo la hiigsanayo in shacabku si toos ah uga qayb qaataan doorashooyinka.

Wasiir Soomaali oo kulan la yeeshay Bangiga Adduunka

Wasiirka Isgaarsiinta Maxamed Soomaali oo Geneva kulan la yeeshay Bangiga Adduunka, isagoo ka hadlay Qorshaha Qaran ee DPI iyo iskaashiga caalamiga ah.

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

Ciiddanka Ammaanka ee Kenya ayaa sheegay inay qabteen 28 Somali ah, kuwaasi oo ka soo gudbay Xuduudka Somalia iyo Kenya. Taliyaha Boliska Gobalka Garissa, James Kianda ayaa sheegay inay ciiddanku qabteen 17 rag iyo 11-haween, kuwaasi oo lagu qabtay Gobalka Balambala ee W/bari Kenya. Dadka Deegaanka ayaa la sheegay inay Boliska u far muuqeen dadka […]

- Advertisement -

Ciiddanka Ammaanka ee Kenya ayaa sheegay inay qabteen 28 Somali ah, kuwaasi oo ka soo gudbay Xuduudka Somalia iyo Kenya.

Taliyaha Boliska Gobalka Garissa, James Kianda ayaa sheegay inay ciiddanku qabteen 17 rag iyo 11-haween, kuwaasi oo lagu qabtay Gobalka Balambala ee W/bari Kenya.

- Advertisement -

Dadka Deegaanka ayaa la sheegay inay Boliska u far muuqeen dadka Soomaalida oo saarnaa gaari ay soo kireysteen.

James Kianda waxa uu sheegay inaysan dadkaasi wadanin  wax Waraaqo Aqoonsi ah, waxaana lagu xiray Saldhiga Boliska Garissa.

© Radio Dalsan       

Latest stories