HomeWararMidowga Europe oo Kaalmo Lacageed ugu deeqay Somalia iyo dalalka kale ee...

Midowga Europe oo Kaalmo Lacageed ugu deeqay Somalia iyo dalalka kale ee ay ku dhufteen Roobabka Elnino.

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Ururka Midowga Europe “EU” ayaa ku dhawaaqay inuu Kaalmo Lacageed oo dhan  125 million oo Euro u qoonddeeyey in lagu kaalmeeyo dalalka Geeska Afrika ee ay saameeyeen daadadka ka dhashay Roobabka Elnino ee waxyeelladda gaarsiiyey Dhul-beereedyadda iyo Nolosha dadka ku nool Jiinka Webiyadda.

euRoobabka Elniino ee sannadkan ka da’ay Afrika waa kii ugu xoogga badnaa tan iyo wixii ka dambeeyey Roobabkii Elniino ee da’ay sannadkii 1997-dii ilaa 1998-dii.

Taageeradda EU haatan bixinayaan waxay 119 million oo Euro ka timid Waaxda Horumarinta Maalgashiga, halka 6 million oo Euro ka timid Miisaaniyadda Hawlaha Samafalka ee Midowga Europe.

Kharajkaasi loo qeybinayaa Dalalka Somalia, Djibouti, Ethiopia, Eritrea, Kenya iyo Uganda, si wax loogu qabto 14.4 million oo qof oo ay waxyeello ka soo gaareen Roobabkii cuslaa ee Fatahaadda dhaliyey.

Dhinaca kale, Madaxa EU-da ugu qaabilsan Iskaashiga Calamigai yo Horumarinta, Neven Mimica ayaa sheegay inay doonayaan inay hoos loo dhigo saboolnimadda iyo deganaansho la’aanta ka dhalan karta Khasaaraha ka dhashay Roobabkii Elnino.

© Radio Dalsan      

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories