HomeWarar(DAAWO SAWIRADA):Ra’isul-wasaare Sharmaarke iyo C/weli Gaas oo gaaray Koonfurta Gaalkacyo.

(DAAWO SAWIRADA):Ra’isul-wasaare Sharmaarke iyo C/weli Gaas oo gaaray Koonfurta Gaalkacyo.

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Sida uu qorshuhu ahaa waxaa la guda-galay Jadwalkii Shaqo ee Nabadda Galakacyo, waxayna Ra’isul-wasaare Cumar C/rashiid iyo Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbalanad iyo madax kale saakayto u quraac tageen Casumad ay Maamulka Galmudug ugu sameeyeen Hotelka 5 Star. Madaxda waxay ku wada sheekeysteen Miiska Quraacda, waxayna is-dhaafsadeen hadallo Rajo iyo Yididiilo xambaarsan. Madaxda waxaa la filayaa […]

- Advertisement -

Sida uu qorshuhu ahaa waxaa la guda-galay Jadwalkii Shaqo ee Nabadda Galakacyo, waxayna Ra’isul-wasaare Cumar C/rashiid iyo Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbalanad iyo madax kale saakayto u quraac tageen Casumad ay Maamulka Galmudug ugu sameeyeen Hotelka 5 Star.

Madaxda waxay ku wada sheekeysteen Miiska Quraacda, waxayna is-dhaafsadeen hadallo Rajo iyo Yididiilo xambaarsan.

- Advertisement -

Madaxda waxaa la filayaa inay ka qeyb galaan Socod Nabaddeed oo ay Reer Galakacyo maanta ku taageerayaan Nabadda ka hanaqaaday Gaalkacyo.

Dhinaca kale, waxaa la filayaa inay Ciiddanka la kala qaado, isla markaana la isku furo Isku-socodka labada dhinac ee magaalladda Gaalkacyo.

DAAWO SAWIRADDA MADAXDA IYO QURAACDA 5 STAR HOTEL EE KOONFURTA GAALKACAYO:

- Advertisement -

quraac 4 quraac 3

 

© Radio Dalsan

Latest stories