HomeWararCiiddamo Ethiopian oo dheeraad ah oo soo gaaray Galgaduud

Ciiddamo Ethiopian oo dheeraad ah oo soo gaaray Galgaduud

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Boqolaal ciiddamo Ethiopian ayaa waxay xalay ilaa saakayto ka soo gudbeen Xadka Is-maamulka Soomaalida Ethiopian la wadaagaan Gobalka Galgaduud. Ciiddankaasi oo wata  noocyadda Hubka culus oo ay ku jiraan Taangiyadda iyo Qoryaha Madaafiicda Goobta waxay fariisimo ka dhigteen duleedka Degmadda Guri-ceel. Sida ay dadka Deegaanka u xaqiijiyeen Radio Dalsan waxay Ciiddankaasi deggeen Xeradda ay Ciiddanka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Boqolaal ciiddamo Ethiopian ayaa waxay xalay ilaa saakayto ka soo gudbeen Xadka Is-maamulka Soomaalida Ethiopian la wadaagaan Gobalka Galgaduud.

Ciiddankaasi oo wata  noocyadda Hubka culus oo ay ku jiraan Taangiyadda iyo Qoryaha Madaafiicda Goobta waxay fariisimo ka dhigteen duleedka Degmadda Guri-ceel.

- Advertisement -

Sida ay dadka Deegaanka u xaqiijiyeen Radio Dalsan waxay Ciiddankaasi deggeen Xeradda ay Ciiddanka AMISOM ku lahaayeen duleedka Guri-ceel.

Ciiddankaasi oo la sheegay inay wataan gaadiid xamuul oo tiro badan ayaan la kala ogeyn inay Deegaano kale u sii geeddi yihiin iyo inay rarkooda ku furteen Guri-ceel.

Warar aan la xaqiijinin ayaa waxay sheegayaan inay u sii gudbi doonaan Bariga Gobalka Galgaduud, si ay u soo beddelaan Ciiddamo Ethiopian oo halkaasi jooga.

- Advertisement -

Tiradda guud ee Ciiddanka Ethiopianka ee ku sugan gudaha dalkeenna ayaan la ogeyn, maadaama ay Ciiddanku yihiin kuwo hadba marka ay doonaan iska soo gala dalka, marka ay doonaanna ku laabta dalkooda, iyagoo ka sii gudbaya xuduudka Kilinka 5-aad ee Ismaamulka Soomaalida Ethiopia.

© Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts