HomeWararUrurka NUSOJ oo cambaareeyey falkii lagu dilay gabar Saxafiyad ah

Ururka NUSOJ oo cambaareeyey falkii lagu dilay gabar Saxafiyad ah

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed (NUSOJ) ayaa si kulul u cambaareeyey kooxihii maleegay falkii qaraxa ee ay u geeriyootay Weriye Hindiya Haji Mohamed oo ka mid ahayd Shaqaalaha Warbaahinta Qaranka. NUSOJ waxay  ugu baaqeen Dowladda Federalka in Baaritaan degdeg ah lagu sameeyo dadkii ka dambeyey Falkaasi, isla markaana si degdeg ah loo hor keeno Sharciga. Dhinaca […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed (NUSOJ) ayaa si kulul u cambaareeyey kooxihii maleegay falkii qaraxa ee ay u geeriyootay Weriye Hindiya Haji Mohamed oo ka mid ahayd Shaqaalaha Warbaahinta Qaranka.

weriye HindiyaNUSOJ waxay  ugu baaqeen Dowladda Federalka in Baaritaan degdeg ah lagu sameeyo dadkii ka dambeyey Falkaasi, isla markaana si degdeg ah loo hor keeno Sharciga.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Hindiya Hagi Mohamed dilkeeda waa Weriyihii 6-aad ee sannadkan lagu dilo Somalia,  waana gabadhii 4-aad ee Weriye ah ee lagu dilo Somalia 10-sanno ee la soo dhaafay.

Bishii June 5-dii ee Sannadkii 2005-tii, kooxo hubeysan ayaa waxay dileen Allaha U Naxariiste Weriye Duniya Nuur Muxiyaddiin oo ka tirsanayd Idaacadda Horn Afrik, iyadoo la socotay gaari marayey inta u dhexeysa Muqdisho iyo Afgooye.

Bishii Feberaayo 9-dii ee isla sannadkii 2005-tii, Saxafiyad la oran jirey Kate Peyton oo Barnaamij Soo-saare ka ahayd BBC-da ayaa lagu dilay agagaarka Hotelka Saxafi ee magaalladda Muqdisho.

- Advertisement -

© Radio Dalsan 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts