HomeWararMalta: Soomaali laga soo celiyey Faransiiska oo laga debciyey xukunkii horey loogu...

Malta: Soomaali laga soo celiyey Faransiiska oo laga debciyey xukunkii horey loogu riday

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Muwaadinkaasi oo 18-jir ah ayaa waxa horey loogu xukumay xabsi hal sanno ah, kadib, markii isagoo ku jira Xeradda lagu hayo Qaxootiga ee Malta uu u  baxsaday dalka Fransiiska.

MALTAMaxkamadda Malta ayaa waxay shalay dib-u-eegtay Xukunkaasi, waxayna Xeer-beegtida garwaaqsatay inuu Eedeysanaha yahay Wiil aad u da’ yar,  iyadoo Xukunkiisa lagu soo koobay 6 bilood oo keliya.

Muwaadinkaasi oo ku jiray Xeradda lagu hayo Qaxootiga ee Hal Fafi detention centre ayaa waxay isaga iyo Qaxooti kale oo shisheeye u safreen dalka Faransiiska 2-sanno ka hor, iyagoo isticmaalaya Dukumentiyo la been abuuray.

Dowladda Faransiiska ayaa la sheegay inay Dhallinyaradaasi dib u soo celiyeen Malta,  kadib, markii la ogaaday inay mar hore Qaxooti ahaan isaga  dhiibeen Malta.

© Radio Dalsan       

 

 

 

 

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories