HomeWararFaahfaahin: Ninkii iyo Haweeneydii dilka ka geystay Maraykanka oo la aqoonsaday haybtooda.

Faahfaahin: Ninkii iyo Haweeneydii dilka ka geystay Maraykanka oo la aqoonsaday haybtooda.

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Boliska Maraykanka ayaa sheegay inay dileen Sayid Ridwaan Faaruuq oo 28-jir ahaa iyo Tashfiin Maalik oo 27-jir ahayd, kuwaasi oo lagu tuhunsan yahay inay ka dambeeyeeen Weerarkii xalay ka dhacay Xarun ku taalla Degmadda San Bernardino oo 100-KM dhinaca Bari kaga toosan magaalladda Loos Anjelis ee Gobalka Kaliforniya Weerarkaasi waxaa lagu dilay 14 qof, laguna […]

- Advertisement -

Boliska Maraykanka ayaa sheegay inay dileen Sayid Ridwaan Faaruuq oo 28-jir ahaa iyo Tashfiin Maalik oo 27-jir ahayd, kuwaasi oo lagu tuhunsan yahay inay ka dambeeyeeen Weerarkii xalay ka dhacay Xarun ku taalla Degmadda San Bernardino oo 100-KM dhinaca Bari kaga toosan magaalladda Loos Anjelis ee Gobalka Kaliforniya

Weerarkaasi waxaa lagu dilay 14 qof, laguna dhaawacay 17-kale oo 10 ka mid ah xaalladooda aad u liidato.

- Advertisement -

Labada Eedeysane ee geystay weerarkaasi  ayaa la tuhunsan yahay inay is-qabeen ama ay  ahaayeen Lamaanayaal isku calmanaa.

Taliyaha Boliska Degmadda San Bernardino oo lagu magacaabo Jarood Burguwan ayaa sheegay inuu Sayid Ridwaan Faaruuq ku dhashay Maraykanka, kana shaqeyn jirey goobta la weeraray, iyadoo aan Tashfiin Maalik la aqoonin halka ay ku dhalatay.

Labada qof ee Weerarka geystay ayaa la sheegay inay wateen Labis u eg  dharka Ciiddanka, waxayna tacshiirad si saf-mar ah ula raaceen dadkii ku sugnaa Xafladaasi

- Advertisement -
An SUV with its windows shot out that police suspect was the getaway vehicle from at the scene of a shooting in San Bernardino, California is shown in this aerial photo December 2, 2015. Gunmen opened fire on a holiday party on Wednesday at a social services agency in San Bernardino, California, killing 14 people and wounding 17 others, then fled the scene, triggering an intense manhunt and a shootoutout with police, authorities said. REUTERS/Mario Anzuoni
dil 10

dil 11

San Bernardino Police Chief Jarrod Burguan (C) speaks at a news conferenece, informing the media, that the couple Syed Rizwan Farook, 28, and Tashfeen Malik, 27, were responsible for the shooting rampage at the Inland Regional Center, in San Bernardino, California December 2, 2015. REUTERS/Alex Gallardo
Farhan Khan (L), brother-in-law of San Bernardino shooting suspect Syed Farook, is shown pictures to help reporters try and identify his brother-in-law during a news conference in Anaheim, California, December 2, 2015. REUTERS/Mike Blake
Farhan Khan (C), brother-in-law of San Bernardino shooting suspect Syed Farook, speaks at the Council on American-Islamic Relations during a news conference in Anaheim, California, December 2, 2015. REUTERS/Mike Blake
F

Police officers and their vehicles line the street outside the house of one of the suspects in a mass shooting in Redlands, California December 2, 2015. REUTERS/Mario Anzuoni

Mayor Carey Davis (C) talks to the media, after an emergency city council meeting, with all of the council behind him, about the shooting rampage at the Inland Regional Center, where gunmen shot and killed several people and injured others in San Bernardino, California December 2, 2015. REUTERS/Alex Gallardo

DIL 3

DIL 2 DIL 3 DIL 1

 

Latest stories