HomeWararWAR DEGDEG AH: Madaxweynayaasha Galmudug iyo Puntland oo kulan gaar ah ku...

WAR DEGDEG AH: Madaxweynayaasha Galmudug iyo Puntland oo kulan gaar ah ku leh Garoonka Diyaaradaha Gaalkacayo

Date:

Related stories

Muqdisho Oo Shaacisay Natiijada Fasalka 8aad 2025-2026

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaaciyay natiijada imtixaanka Fasalka 8aad, iyadoo saddex arday lagu dhawaaqay inay kaalmaha ugu sarreeya galeen, lana guddoonsiiyay abaalmarinno.

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Ra’isul-wasaare Omar Abdirashiid ayaa Kulan Khaas ah la leh Madaxweynayaasha Galmudug iyo Puntland, isku-day lagu doonayo in la isugu soo dhaweeyeyo, laguna heshiisiiyo  Labada Hoggaamiye. Kulanka oo haatan ka socda Garoonka Diyaaradaha Gaalkacayo ayaa la filayaa in laga soo saaro War-murtiyeedka Heshiiska Nabadda ee Gaalkacayo. Kulankaasi waxaa kaloo goobjoog ka ah Wafuuddii ka socotay Beesha […]

- Advertisement -

Ra’isul-wasaare Omar Abdirashiid ayaa Kulan Khaas ah la leh Madaxweynayaasha Galmudug iyo Puntland, isku-day lagu doonayo in la isugu soo dhaweeyeyo, laguna heshiisiiyo  Labada Hoggaamiye.

Kulanka oo haatan ka socda Garoonka Diyaaradaha Gaalkacayo ayaa la filayaa in laga soo saaro War-murtiyeedka Heshiiska Nabadda ee Gaalkacayo.

- Advertisement -

Kulankaasi waxaa kaloo goobjoog ka ah Wafuuddii ka socotay Beesha Caalamka.

Wixii ku soo kordha kala soco Radio Dalsan

© Radio Dalsan

Latest stories