HomeWararSarkaal Maraykan oo ka digay Qorshaha Daacish ay ku qabsan doonaan Somalia...

Sarkaal Maraykan oo ka digay Qorshaha Daacish ay ku qabsan doonaan Somalia iyo dalalka kale ee Afrika.

Date:

Related stories

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Taliye-xigeenka Hawlgalladda Dagaalka ee Taliska Ciiddanka Maraykanka ka jooga Qaaradda Afrika (U.S. Africa Command), Admiral-xigeen Michael Franken ayaa hadalkaasi ku sheegay Wareysi uu siiyey Idaacadda VOA-da, isagoo ku sugan Xarumaha Taliskaasi ee  Africom headquarters ku leeyihiin magaalladda Stuttgart ee dalka Jarmalka. Sarkaalkaasi waxa uu tilmaamay inuu  Kooxda Daacish qorshahooda dheer ugu  jiro inay ku faafaan, […]

- Advertisement -

Taliye-xigeenka Hawlgalladda Dagaalka ee Taliska Ciiddanka Maraykanka ka jooga Qaaradda Afrika (U.S. Africa Command), Admiral-xigeen Michael Franken ayaa hadalkaasi ku sheegay Wareysi uu siiyey Idaacadda VOA-da, isagoo ku sugan Xarumaha Taliskaasi ee  Africom headquarters ku leeyihiin magaalladda Stuttgart ee dalka Jarmalka.

Sarkaalkaasi waxa uu tilmaamay inuu  Kooxda Daacish qorshahooda dheer ugu  jiro inay ku faafaan, isla markaana ay Dagaalyahanno ku yeeshaan laga soo bilaabo dalka Nigeria ilaa Somalia.

- Advertisement -

Waxa uu tilmaamay inay Dagaalyahanno Daacish ku sugan yihiin gudaha Somalia, kuwaasi oo uu tiradooda ku sheegay 20 dagaalyahan.

“Wax muhiim ma aha tiradaasi, waxayna Daacish haysanin Taageeradda Xarakadda Alshabaab” ayuu yiri Sarkaalkaasi, wuxuuna intaasi ku daray inay Alshabaab weerareen xubnaha taabacsan Alshabaab, si aysan Awoodda Daacish saamayn ugu yeelanin gudaha Somalia.

Labaataneeyo Dagaalyahanno ayaa waxay dabayaaqadii bishii October ee sannadkan ku dhawaaqeen inay daacad u yihiin Hoggaamiyaha Daacish, Sheekh Abu Bakar Albaqdaadi.

- Advertisement -

Taliska Xarakadda Alshabaab waxay dileen Taliyayaal taageerKooxda Daacish, waxaana ka mid ahaa Sheikh Hussien Abdi Geeddi, Sheekh Bashiir Abu Nucmaan iyo kuwo kale.

ISISDhinaca kale, Taliye-xigeenka Hawlgalladda Dagaalka ee Taliska Ciiddanka Maraykanka ka jooga Qaaradda Afrika (U.S. Africa Command), Admiral-xigeen Michael Franken waxa uu Wareysigiisa ku sheegay inay sii kordheen Tiradda Dagaalyahano taageersan Kooxda Daacish ee ku sugan  gudaha dalka Libya, kuwaasi oo ka soo kala jeedo dhowr dal.

Waxa uu xusay inay Dagaalamayaashaasi bishii Feberaayo ee sannadkan ahaayeen 200-dagaalan oo keliya, balse, ay haatan  tiradooda gaartay ku-dhawaad 2,000 oo Dagaalyahano, kuwaasi oo ku sugan gudaha iyo daafaha magaalladda Sirte ee dalka Libya.

© Radio Dalsan               

Latest stories