HomeWararMadaxweynaha Puntland oo la sheegay inuu ka biyo diidsan yahay inuu tago...

Madaxweynaha Puntland oo la sheegay inuu ka biyo diidsan yahay inuu tago Gaalkacayo

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Ilo lagu kalsoonaan karo ayaa waxay sheegayaan inuu Madaxweynaha Puntland, C/weli Gaas ka goos adeegayo inuu u soo ambabaxo magaalladda Gaalkacayo, oo lagu wado inuu maanta ka furmo Shirweyne Nabadeed oo lagu xalinayo Xiisadda Colaadeed ee Gaalkacayo. Madaxweyne Gaas ayaa shuruudo ku xiray inuu u soo ambabaxo Gaalkacayo, inkastoo uu Ra’isul-wasaare Omar Abdirashiid oo Khadka […]

- Advertisement -

Ilo lagu kalsoonaan karo ayaa waxay sheegayaan inuu Madaxweynaha Puntland, C/weli Gaas ka goos adeegayo inuu u soo ambabaxo magaalladda Gaalkacayo, oo lagu wado inuu maanta ka furmo Shirweyne Nabadeed oo lagu xalinayo Xiisadda Colaadeed ee Gaalkacayo.

Madaxweyne Gaas ayaa shuruudo ku xiray inuu u soo ambabaxo Gaalkacayo, inkastoo uu Ra’isul-wasaare Omar Abdirashiid oo Khadka Telefoonka kula hadlay ka codsaday Madaxweyne Gaas inuu ka soo qeyb galo Shirkaasi oo ay u dhan yihiin Madaxda Dowladda iyo Maamul-gobaleedyadda kale.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Madoobe ayaa la sheegay inuu dadaal ugu jiro sidii ay isaga iyo Madaxweyne Gaas ugu soo ambabixi lahaayeen Gaalkacayo, si ay uga qeyb galaan Shirka Nabadda Gaalkacayo.

si kastaba ha ahaatee, Ra’isul-wasaare Sharmaarke ayaa la filayaa inuu maanta guddoomiyo Shirka Nabadda Gaalkacayo oo lagu wado inuu barqanimadda maanta ka furmo Gaalkacayo.

© Radio Dalsan      

Latest stories