HomeWararKenya oo qiratay inay Alshabaab waxyeello gaarsiiyeen Dakhligii Dhaqaalaha Kenya.

Kenya oo qiratay inay Alshabaab waxyeello gaarsiiyeen Dakhligii Dhaqaalaha Kenya.

Date:

Related stories

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Elite Gorgor Forces Complete Training in Türkiye

The Ground Forces Commander Brigadier General Sahal Abdullahi Omar...

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Guddoomiyaha Bangiga Dhexe Kenya, Patrick Njoroge ayaa sheegay inay Dowladda Kenya qaadi doonto Tallaabo lagu badbaadinayo Dhaqaalaha Kenya oo haatan aad u liicayo. Waxa uu hadalkaasi ku sheegay Shirweyne looga hadlayo Dhaqaaalaha oo ka furmay magaalladda Cape Town ee dalka Koonfurta Afrika, wuxuuna xusay inay Kenya weli u furan tahay Maalgashiga Shiseeyaha ee dhinaca Bangiyadda. […]

- Advertisement -

Guddoomiyaha Bangiga Dhexe Kenya, Patrick Njoroge ayaa sheegay inay Dowladda Kenya qaadi doonto Tallaabo lagu badbaadinayo Dhaqaalaha Kenya oo haatan aad u liicayo.

Waxa uu hadalkaasi ku sheegay Shirweyne looga hadlayo Dhaqaaalaha oo ka furmay magaalladda Cape Town ee dalka Koonfurta Afrika, wuxuuna xusay inay Kenya weli u furan tahay Maalgashiga Shiseeyaha ee dhinaca Bangiyadda.

- Advertisement -

Patrick Njoroge oo 54-jir ah waxa uu tilmaamay in Dalka Kenya oo ah dalka ugu Dhaqaalaha ballaaran dalalka Bariga Afrika loo baahan yahay in Kormeer lagu hayo Nidaamka Bangiyadda, wuxuuna xusay inuu si KMG u hakiyey in la bixiyo Laysimadda Bangiyadda cusub ee laga furanayo gudaha Kenya.

Guddoomiyaha Bangiga Dhexe Kenya, Patrick Njoroge waxa uu ku eedeeyey Dagaalamayaasha Alshabaab inay qeyb ku leeyihiin Hoos-u-dhaca ku yimid Dalxiiska Kenya, kadib, markii ay Alshabaab weeraro fara badan ka geysteen gudaha Kenya.

Waxaa kaloo uu xusay inay Abaaraha sababeen inuu hoos-u-dhaco Wax-soo-saarkii Caleenta Shaaha oo ah Isha ugu weyn ee ay Dowladda  Kenya ka helaan Lacagta Adag.

- Advertisement -

© Radio Dalsan

 

Latest stories