HomeWararDhageyso: Farmaajo oo ku baaqay in la joojiyo Dagaalada Gaalkacyo

Dhageyso: Farmaajo oo ku baaqay in la joojiyo Dagaalada Gaalkacyo

Date:

Related stories

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Dowladda iyo Mucaaradka oo isku afgartay wadahadal

Dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sii wado wadahallada ku saabsan hannaanka doorashooyinka, iyadoo la hiigsanayo in shacabku si toos ah uga qayb qaataan doorashooyinka.

Wasiir Soomaali oo kulan la yeeshay Bangiga Adduunka

Wasiirka Isgaarsiinta Maxamed Soomaali oo Geneva kulan la yeeshay Bangiga Adduunka, isagoo ka hadlay Qorshaha Qaran ee DPI iyo iskaashiga caalamiga ah.

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

Ra’iisul Wasaarihii Hore Ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) oo Wareysi gaar ah siiyay Radio Dalsan isaga oo ku sugan Magaalada Nairobi ayaa ku baaqay in la joojiyo Dagaalada u dhaxeeya Puntland iyo Galmudug ee ku soo noq noqday Gaalkacyo. Waxa uu ugu baaqay Maaamulada Galmudug iyo Puntland iney dhowraan wada noolanshaha Dadka degan Koonfurta […]

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaarihii Hore Ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) oo Wareysi gaar ah siiyay Radio Dalsan isaga oo ku sugan Magaalada Nairobi ayaa ku baaqay in la joojiyo Dagaalada u dhaxeeya Puntland iyo Galmudug ee ku soo noq noqday Gaalkacyo.

Waxa uu ugu baaqay Maaamulada Galmudug iyo Puntland iney dhowraan wada noolanshaha Dadka degan Koonfurta iyo Waqooyga Gaalkacyo.

- Advertisement -

Farmaajo ayaa sheegay in imminka aan loo baahnayn in Dagaalo lagu barakiciyo Dadka ku nool Magaalada Gaalkacyo.

Dhinaca kale Farmaajo ayaa ka hadlay arrinta Doorashada 2016ka iyo hamigiisa Doorasho.

Halkan hoose ka dhageyso:

- Advertisement -

 

Latest stories