HomeWararC/weli Gaas iyo Axmed Madoobe oo soo gaaray Gaalkacayo.

C/weli Gaas iyo Axmed Madoobe oo soo gaaray Gaalkacayo.

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Madaxweynayaasha Maamul-gobaleedyadda Puntland iyo Jubbaland,  C/weli Maxamed Cali Gaas iyo Axmed Maxamed Islaam “Axmed Madoobe” ayaa barqanimaddii maanta soo wada gaaray Waqooyiga Magaalladda Gaalkacayo. Labada Hoggaamiye ayaa waxaa la filayaa inay Kulan hordhac ah la yeesho Ra’isul-wasaaraha Xukuumadda Federalka, Cumar C/rashiid oo barqanimaddii maanta socdaal nabadeed ugu gudbay Koonfurta Gaalkacayo. Ra’isul-wasaaraha waxa uu kulamo la […]

- Advertisement -

Madaxweynayaasha Maamul-gobaleedyadda Puntland iyo Jubbaland,  C/weli Maxamed Cali Gaas iyo Axmed Maxamed Islaam “Axmed Madoobe” ayaa barqanimaddii maanta soo wada gaaray Waqooyiga Magaalladda Gaalkacayo.

Labada Hoggaamiye ayaa waxaa la filayaa inay Kulan hordhac ah la yeesho Ra’isul-wasaaraha Xukuumadda Federalka, Cumar C/rashiid oo barqanimaddii maanta socdaal nabadeed ugu gudbay Koonfurta Gaalkacayo.

- Advertisement -

Ra’isul-wasaaraha waxa uu kulamo la yeeshay Madaxweynaha Galmudug, C/kariim Xuseen Guulee, oo ay ka wada hadleen Dadaalka Nabadeynta iyo Wada-xaajoodka lagu wado inuu gelinka dambe ee maanta ka dhaco Garoonka Diyaaradaha ee Waqooyiga Gaalkacayo.

© Radio Dalsan

Latest stories