HomeWararLabo Kenyan lala xiriirinayo Iiraan oo lagu eedeynayo Argagixiso.

Labo Kenyan lala xiriirinayo Iiraan oo lagu eedeynayo Argagixiso.

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Hadal ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha ayaa lagu sheegay inay Labadaasi nin qorsheynayeen inay weeraro ka geystaan Hotelladda Kenya ee ay isticmaalaan Dalxiisayaasha, Diplomaasiyiinta iyo Ganacsatadda waa weyn. Twitterka Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Kenya ayaa la soo dhigay in ay Hay’addaha Ammaanka Kenya gacanta ku dhigeen Labo nin oo Iiraaniyiin ah oo qorsheynayey inay […]

- Advertisement -

Hadal ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha ayaa lagu sheegay inay Labadaasi nin qorsheynayeen inay weeraro ka geystaan Hotelladda Kenya ee ay isticmaalaan Dalxiisayaasha, Diplomaasiyiinta iyo Ganacsatadda waa weyn.

Twitterka Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Kenya ayaa la soo dhigay in ay Hay’addaha Ammaanka Kenya gacanta ku dhigeen Labo nin oo Iiraaniyiin ah oo qorsheynayey inay weeraro argagixiso ka geystaan Nairobi, balse la fashiliye, lana xiray Eedeysanayaasha.

- Advertisement -

Labada Iiraaniyiinta ee la qabtay waxaa magacyadooda lagu kala sheegay Abuubakar Sadiiqo Louw oo 69 jir ah, kana tirsan Shiicadda deggan Nairobi iyo Yasin Sambay Juma oo 25 jir ah.

Sannadkii 2013-kii Labo nin oo Iiraaniyiin ayaa waxay Maxkamad ku taalla Kenya ku xukuntay Xabsi Daa’in, kadib, markii lagu eedeeyey inay qorsheynayeen inay weeraro qaraxyo ka geystaan Kenya.

 

- Advertisement -

© Radio Dalsan

Latest stories