HomeWararJaalliyadda Soomaalida ku nool dalka New Zealand oo ku guuleystay Koobka...

Jaalliyadda Soomaalida ku nool dalka New Zealand oo ku guuleystay Koobka K/cagta ee Jaalliyadaha.

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Kooxda K/cagta ee Jaalliyadda Soomaalida deggan magaalladda Wellington ee dalka New Zealand waxay maanta oo Axad ah ku guuleysteen Koobka K/cagta ee Sannadka 2015-ka ee Jaalliyadaha ku nool dalka New Zealan “The 2015 New Zealand Communities Football Cup” Kooxda Jaalliyadda Soomaaliyeed waxay ciyaarta Finalka la ciyaareen Kooxda Jaalliyadda dalka Poland ee ku nool magaalladda Christchurch, waxayna […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kooxda K/cagta ee Jaalliyadda Soomaalida deggan magaalladda Wellington ee dalka New Zealand waxay maanta oo Axad ah ku guuleysteen Koobka K/cagta ee Sannadka 2015-ka ee Jaalliyadaha ku nool dalka New Zealan “The 2015 New Zealand Communities Football Cup”

Kooxda Jaalliyadda Soomaaliyeed waxay ciyaarta Finalka la ciyaareen Kooxda Jaalliyadda dalka Poland ee ku nool magaalladda Christchurch, waxayna kaga badiyeen 4 gool iyo Eber.

- Advertisement -

Waa Sannadkii Labaad oo xiriir ah oo ay Kooxda Jaalliyadda soomaalida ku guuleystaan Tartankaasi oo sannad kasta la qabto.

Xiriiriyaha Tartankaasi, Tayo Agunlejika ayaa sheegay in Kooxda Soomaalida ay ku jireen 3 Somali British, kuwaasi oo Kooxda Soomaalida ka caawiyey inay ku guuleystaan Koobka K/cagta Jaalliyadaha ee sannadkan 2015-ka.

Labo Xarigle Rakesh Naidoo oo ka tirsan Bolika dalka New Zealand ayaa sheegay in Tartanka K/cagta ee Jaalliyadaha ku nool New Zealand la bilaabay sannadkii 2008-dii, si Jaalliyadaha loogu dhiirigeliyo inay noqdaan Mujtamac Wanaagsan iyo in dad meel la isugu keeno tahay arrin Farxad leh.

- Advertisement -

Action from the match between NZ Tavua FC (yellow) and Somalia (Wellington, orange) during the 2013 New Zealand Communities Cup football tournament at Wakefield Park, Wellington, New Zealand, on Saturday, 30 November 2013. Photo: Dave Lintott / lintottphoto.co.nz

© Radio Dalsan

Xigasho: Stuff

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts