HomeWararDEG DEG: RW Cumar Iyo Wafdi Uu Hogaaminaayo Oo Goor Dhaweyd Gaaray...

DEG DEG: RW Cumar Iyo Wafdi Uu Hogaaminaayo Oo Goor Dhaweyd Gaaray Gaalkacyo

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Wafdi uu hogaaminaayo Ra’iisulwasaaraha soomaaliya cumar cabdirashiid cali sharma’arke ayaa safar aan la shaacin waxaa ay goor dhaweyd ku tageen magaaladda gaalkacyo. Wafdi ra’iisulwasaaraha waxaa kamida Madaxweynaha maamulka koonfur galbeed soomaaliya Shariif Xasan sh Aadan. Ujeedka safarka ayaa ah in wafdiga ay kulamo la qaataan dhinacyadda ku dagaalamay Magaaladda Gaalkacyo. Safarka wafdiga Ra’iisulwasaare Cumar Cabdirashiid […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wafdi uu hogaaminaayo Ra’iisulwasaaraha soomaaliya cumar cabdirashiid cali sharma’arke ayaa safar aan la shaacin waxaa ay goor dhaweyd ku tageen magaaladda gaalkacyo.

Wafdi ra’iisulwasaaraha waxaa kamida Madaxweynaha maamulka koonfur galbeed soomaaliya Shariif Xasan sh Aadan.

- Advertisement -

Ujeedka safarka ayaa ah in wafdiga ay kulamo la qaataan dhinacyadda ku dagaalamay Magaaladda Gaalkacyo.

Safarka wafdiga Ra’iisulwasaare Cumar Cabdirashiid ayaa kusoo beegmayaa iyadoo uu madaxweynaha Jubaland Axmed Madoowe uu ku sugan yahay Magaaladda Garowe.

Faahfaahinta Halkan Kala Soco:

- Advertisement -

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts