HomeWararJihadiste Somali-British lagu dilay dagaalladda ka socda gudaha dalka Syria.

Jihadiste Somali-British lagu dilay dagaalladda ka socda gudaha dalka Syria.

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Wargeyska Daily Mail ee ka soo baxa magaalladda London ayaa qoray in Labo Jihadistayaal British ah isbuucan lagu dilay dagaal dhex maray Dagalaamayaasha Alqaacida iyo kuwa Jabhadda Alnusra Front ee ku wada sugan gudaha dalka Syria. Labada Jihadiste ee Britishka ee lagu dilay iska horimaadkaasi ayaa kala ahaa: Khalid as-Sumali oo Somali-British ah iyo Abu […]

- Advertisement -

Wargeyska Daily Mail ee ka soo baxa magaalladda London ayaa qoray in Labo Jihadistayaal British ah isbuucan lagu dilay dagaal dhex maray Dagalaamayaasha Alqaacida iyo kuwa Jabhadda Alnusra Front ee ku wada sugan gudaha dalka Syria.

Labada Jihadiste ee Britishka ee lagu dilay iska horimaadkaasi ayaa kala ahaa: Khalid as-Sumali oo Somali-British ah iyo Abu Baasir al-Britaani oo asalkiisu Hindi ahaa.

- Advertisement -

Jihadistaha Soomaaliga ee Khalid As-somali ayaa la sheegay in lagu dilay dagaal ka dhacay magaalladda Idlib ee dalka Syria.

Ma aha markii ugu horreysay oo Muwaadinin haysta Dhalashadda Britain lagu dilay gudaha dalka Syria, waxayna Dowladda Britain rumeysan tahay inay ugu yaraan 700 Jihadiste British ah ka garab dagaalamayaan Kooxaha Islaamiyiinta ee ku kala sugan dalalka Syria iyo Iraq.

Boliska Britain waxay sheegeen inay kala bar dib ugu soo laabteen dalka Britain, halka in ka badan 100 kalena lagu dilay dagaalladda.

- Advertisement -

Abu Basir al-Britani

 © Radio Dalsan        

Latest stories