HomeWararBoliska Kanada oo gacanta ku dhigay Nin Somali lala xiriirinayo fal dil...

Boliska Kanada oo gacanta ku dhigay Nin Somali lala xiriirinayo fal dil ah.

Date:

Related stories

Deni Faces Criticism Over Somaliland Secession Push

Somalia’s Interior Minister Ali Yusuf Ali (Xoosh) on Tuesday...

Somalia nears completion of new Danab base amid anti-Al-Shabaab push

Somalia’s military says a new base for the elite...

Dowladda Federaalka oo Farriin Adag ka Dirtay Midnimada Soomaaliya

Dowladda Federaalka oo Farriin Adag ka Dirtay Midnimada Soomaaliya Muqdisho...

Bayaan ka Soo Baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Bayaan ka Soo Baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya. Muqdisho | 18...

Cabinet clears reform agenda ahead of planned elections

Somalia’s cabinet has endorsed a new roadmap to implement...

Ciiddanka Boliska Boqortooyadda Kanada ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen Nin Somali ah oo lagu magacaabo Sacad Osman, kaasi oo la sheegay inuu yahay Eedeysanihii 3-aad ee loo xiro nin bartamihii bishii September lagu gubay gaari dhexdiisa.

Sacad Osman oo 29 jir ah ayaa laga so oqabtay magaalladda Surrey, waxaana maanta lagu soo celiyey magaalladda Kalagari, si loogu soo oogo fal-dembiyeedka heerka labaad ee dilka.

Eedeysanaha ayaa la sheegay in la soo taagi doono Maxkamadda Heerka Gobalka bisha soo socota ee December 10-da.

Dhinaca kale, Boliska waxay magaca Ninka la dilay ku sheegeen in la oran jirey Mohammed Saqiib, kaasi oo oo ka soo jeeda dalalka Asia.

© Radio Dalsan

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories