HomeWararUhuru Kenyatta oo ku baaqay in baaritaano lagu sameeyo Saraakiisha fududeeya weeraradda...

Uhuru Kenyatta oo ku baaqay in baaritaano lagu sameeyo Saraakiisha fududeeya weeraradda Alshabaab

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

  Madaxweynaha dalka Kenya, Uhuru Kenyatta waxa uu ku sifeeyey musuqa ka dhex jira Dowladiisa mid khatar ku ah Ammaanka, isla markaana ay gacan-saar la leeyihiin Weeraradda Alshabaab ka geystaan gudaha Kenya. Khudbadiisa Sananadlaha oo laga baahiyey Warbaahinta Dowladda  Kenya waxa uu tilmaamay in Laaluush la siiyo Sarkaal ay horseedi karto in lagu guuleysto weeraradda […]

- Advertisement -

 

Madaxweynaha dalka Kenya, Uhuru Kenyatta waxa uu ku sifeeyey musuqa ka dhex jira Dowladiisa mid khatar ku ah Ammaanka, isla markaana ay gacan-saar la leeyihiin Weeraradda Alshabaab ka geystaan gudaha Kenya.

- Advertisement -

Khudbadiisa Sananadlaha oo laga baahiyey Warbaahinta Dowladda  Kenya waxa uu tilmaamay in Laaluush la siiyo Sarkaal ay horseedi karto in lagu guuleysto weeraradda Alshabab ku dilayaan dadka Kenyaanka, waa sida uu hadalka u yiri.

Madaxweyne Uhuru Kenyatta waxa uu Khudbadiisa ku xusay inuu Hay’adda Sirdoonka weydiiyey inay ilaalo ku sameeyaan dadka lagu tuhunsan yahay inay Al-shabaab ka qaataan Laaluush, iyadoo ay Dagaalamayaasha Alshabaab dileen boqolaal Kenyaan ah labadii sanno ee la soo dhaafay.

Weeraraddii ugu ballaarnaa ee Alshabaab waxay bilowgii bishii April ee sannadkan ku qaadeen Jamaacadda Garissa oo lagu dilay ugu yaraan 148 qof.

- Advertisement -

Sidoo kale, bishii September ee sannadkii hore waxay weerareen Dhismihii Ganacsiga ee Westgate oo lagu dilay ugu yaraan 67-qof.

 

uhuru 3

© Radio Dalsan                 

Latest stories