HomeWararMuwaadin Somali iyo mid Libiyaan oo isku dooxay Jesiiradda Malta.

Muwaadin Somali iyo mid Libiyaan oo isku dooxay Jesiiradda Malta.

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Muwaadinka Soomaaliga oo lagu magacaabo Mohamed Ibrahim Abdalla oo 19-jir ah ayaa la sheegay inuu si xun dhalo ugu dhaawacay Nin u dhashay Libya oo lagu magacaabo Miluud Elforjaani, kadib, markii ay Waaberigii hore ee shalay ku dagaalameen Deegaanka Paceville ee Jesiiradda Malta. Mohamed Ibrahim Abdalla oo ku nool Deegaanka Marsaskala ayaa ka hor sheegay […]

- Advertisement -

Muwaadinka Soomaaliga oo lagu magacaabo Mohamed Ibrahim Abdalla oo 19-jir ah ayaa la sheegay inuu si xun dhalo ugu dhaawacay Nin u dhashay Libya oo lagu magacaabo Miluud Elforjaani, kadib, markii ay Waaberigii hore ee shalay ku dagaalameen Deegaanka Paceville ee Jesiiradda Malta.

Mohamed Ibrahim Abdalla oo ku nool Deegaanka Marsaskala ayaa ka hor sheegay Maxkamadda inay soo weerareen afar nin oo Liibiyaan ah oo uu ka mid ahaa Miluud Elforjaani, kuwaasi oo sheegay inay doonayeen inay ka dhacaan Mobaylkiisa.

- Advertisement -

Iska horimaadkaasi oo dhacday xilli saq dhexe, waxa Muwaadinka Soomaaliga soo gaaray dhaawac fudud, halka ninka Liibiyaanka uu si xun ugu dooxay dhalo uu jabsaday.

Maxkamaddu, waxay amartay in labada nin lagu hayo Xabsiga, iyadoo uu Garsoore Gabriel Vella diiday in si damiin ah lagu sii daayey raggaasi is-dhaawacay, maadaama ay dhici karto inay ka baxsadaan Malta.

© Radio Dalsan     

Latest stories